Amniga meesha uu diinta ka taagan yahay

Amniga meesha uu diinta ka taagan yahay

Amniga meesha uu diinta ka taagan yahay Amniga waa wax aad u weyn oo ay fahmi karaan dadka waayay, haddii amni la waayo dadka waxay galayaan cadaab daran, waxay ku noolaanayaan nolol duureed, sida dugaagta oo kale ayay isku dilayaan qofba qofka uu ka awood abadan yahay ayuu dhacayaa. Islaamka aad buu ugu dadaalay amniga […]

Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Su’aasha: Asc waxaan ahay ardey markii suaal la weydiiyo dhidid cabsi kasoo daato ama aan fikirkiisa cabiri karin. Jawaabta: Waxaad tahay qof xasaas ah waxaad u baahan tahay inaad dhisto kalsoonidaada, su’aasha hore ayaan kusoo sheegay sida aad kalsoonida naftaada u siin karto, halkaan ka gal: Cabsida Fasalka Macalinka Su’aal Ma Weydiin Karo Cabsida La […]

Cabsida fasalka macalinka su’aal ma weydiin karo

Cabsida fasalka macalinka su'aal ma weydiin karo

Su’aasha: Waxaan ahay ardey ku dhiban xaga fasalka waxaan ahay ardey gudoomiye ah sidaa ay tahayna fasalka markaan joogo suaal ma weydiin kari macalinka ama nashaadka kama qeyb qaadan kari waxaa ila soo derista cabsi iyo baqdin anigoo isleh amaad qalad sheegtaa oo ay ardeyda kugu qososhaa ama kula yaabtaa gaar ahaan gabdhaha. Jawaabta: Taas […]

Qofka filinka xun ku biyabaxo iyo kan gacanta farqiga u dhexeeya

Qofka filinka xun ku biyabaxo iyo kan gacanta farqiga u dhexeeya

Qofka filinka xun ku biyabaxo iyo kan gacanta farqiga u dhexeeya Su’aasha: Waxaan go’aansadey inaan iskadaayo filimada xun xun ee aan fiirsanjirey hada mudo bil ku dhawaad ma aanan fiirsanin anigane siigo waxaan u aqaanaa marki aad shaambo soo qaadato aad is garaacdo anigane taas masameyn jirin oo waxaan fiirsan jirey filimada xun xun biyaha […]

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya Su’aasha: Asc wll maxay tahay hurdada dhexdeda waxn daremayey wax gacanta ijidanaya jidhka dhaba waxn ka daremayey sidi qof dubaxinaya Culeys iyo ciriir gacanta uu xoog ijidayey waxn ku dhawaqayey acuudu bilahi mina sheydani Rajim kadib wuu iga Fuqey hurdadii kaso kacay Maxay noqon karta Jasakalaha […]

Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday

Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey walashey oo kabo cusub so iibsatey kadib kabihi ayan xidhay isku eegay isla riyada dhexdeeda waxa no timid gabadh nin ka cabaneysa ay jeceshy waxa ilaso hadashey telefonka gabadh kle oon aqano waxa da,aayey roob si an roobka u dhafiyo wan so baxay guriga hortisa mise roob badan aya […]