Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey aniga oo wabi gadaashiisa jooga dhulka dhan wada biyo ah wabiga waxaa ag joogey wiil yar kadib yixaas ayaa qabsadey anigane aad ayaan unaxsanaa biyaha meel aan uga gudbo malaheen markuu yixaaski wiilki yaraa cuney ayaan is dhahay biyaha dhax mar ka dib waan soo dhax marey aniga iyo wiilal […]
Sanad siiga la’aan hadan joogo awood buuxda ma helayaa

Su’aasha: hadii an hal sana siiga la aan joogo aana nafaqa badan cuno agood buuxda ma helaya. Jawaabta: Shaki kama taagna mar kastoo aad siigada iska joojiso inay faa’ido badan kugu jirto xagga nafta iyo jirkaba, qofka marka uu siigada joojiyo oo nafaqo fiican uu cuno awooddiisa way usoo laaban kartaa, laakin waxaa kuu fiican […]
Walaasha may ku dhoofin kartaa qaab ah inaad isqabtaan

Su’aasha: walaal waxan gabar walaashey inaay iqaado diinta maxay ka qabta isma guursaneyno lkn kaliya waan kubaxaya Jawaabta: Waa xaaraan beenta guud ahaan, wayba kasii daran tahay beenta noocaas ah, haddaad rabto in noloshaada aad hesho wanaag aakhirana aad ka badbaaddo cadaab iska ilaali walaashaada inaad been ahaan u guursato adoo raba inaad adduun ku […]
Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd

Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd Riyada: Asc bahda daruuro gabadh walaashay ah waxay ku riyootay iyadoo diyaarad raacday oo waxaa la saarnaa nin aad u qurxan quruxdiisuna saa id tahay aadna waan u dawanayay ninka markaan gaarnay meeshii aan u soconay waxuu i dhahay dago waxaana dhahay xagee […]
Waxaan Ku Riyooday anigoo jooga supermarket

Su’aasha: ASC _ gudomiye : waxan Ku riyooday anigoo jooga supermarket meel u eg company waxaa dukaan Ka gudahisa Ku jiray Gabdho Muslim ah oo boorso yar wata iyo nin Cadan ah iyo will yar kadib waxan so aday Gabdhaha waxan arkay Inay Muslim yihin ano Cawinayo camal Inay wax Xadaana aanan Ka filanayn ano […]
Siigada dhererka qofka miyay joojisaa

Su’aasha: Siigada dhererka qofka miyay joojisaa Mahadsanid wllo Jawaabta: Qofka marka uu soo korayo jirkiisa wuxuu u baahan yahay vitamiino kala duwan iyo nafaqo badan siduu usoo koro, hadduu siigo barto asoo yar waxaa laga yaabaa inay saamayso koritaankiisa ama dhererka ama awoodda jirka, dhakhaatiir badan ayaa arintaas baaritaan ku ogaaday, ilmaha 12 sano jirka […]
Riyada ayeeyo dhimatay oo hooyo la dagaashay

Su’aasha: Asc wllyal waxaan ku riyooday ayayadey oo mar hore geeriyooty Oo naga tageyso gurigeena sida caadiga ah ayeeyo inaga heyny oo ayeeyo gurigeena ayey Ku geeriyooty wana ayeeyo oo hooyadey Macaan dhashy marka Riyada waxey aheyd ayeyo wey baxeey ayada iyo hooyaa is dagalayo ana waan oynayaa ooo ayeyo tuugayaa Marna hooyo ugu danbeyn […]
