Waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa

Su’aasha: Asc walaalayaal waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa wax waliba aan wato wey iga lumaan mar waliba wey igu soo noq noqota riyadaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku sugan tahay murug iyo walwal siiba waxaad ka fikiraysaa waxyaalo aan faa’ido kugu jirin, ama waxaad dareemaysaa kalinimo, waxaa […]
Ereyada Other iyo Another farqiga u dhexeeya af Ingiriiska

Marka luqad la baranayo waxaa habboon in loo barto qaab sugan, lama rabo erey inuu kaa hoos baxo siiba ereyada aadka loo adeegsado, Af English marka aad baranayso waxaa jira ereyo u baahan in daymo gaar ah loo lahaado, waxaa ka mid ah areyadaas Other iyo Another oo muhim ah in la ogaado sida loo […]
Waxan ku riyoodaa nabiga (scw) ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga

Su’aasha: Asc. Walal doqeyga wali lama kulmin qofne wali majeclanin lkn waxn ku guursada ka heli tan iyo calafka gurar badan aya iga halaba lkn saliga nabiga ayan aqriya marka aan aad uga fakaro doqeyga waxan ku riyoodaa nabiga ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga wayna igu soo noq noqta. Jawaabta: Riyada waa khayr qofkii […]
Qofka siigeysta ama biyaha ay si kale kaga yimaadaan Qubeys Jinaabo ah miyaa ku waajibo

Su’aasha: Asc biyaha ku yimaado Taabasho Siigo ama Si kale adoo hurda oo kale Qubeyska Laga qubeysanayo ma waxaa la waafajinayaa Sida Jinaabada looga qubeysto mise Si caadi ah oo nijaaso ku gaartay oo kale baa looga meyran karaa. Jawaabta: Waa sida jnaabada oo kale, maxaayeelay biyaha hadday mar kaa baxaan waxaad ku dhacday janaabo […]
Comment Maka bixin karaa Fariimaha dadka kale

Su’aasha: Asc waxaan in badan arkaa Su,aalo jawaabta ugu haboon oo Qaarkood aan tijaabo ahaan u maray in aan siiyo dadka halkan Su,aalaha kusoo post gareeyo Su,aasheyda waxay tahay ma gaareysaa fariinteyda aan commentiga kusoo gudbiyo Sharci ahaana Policy-giina maka mid yahay in Fariin Comment ah la bixin karo Jawaabta: Haa waad bixin kartaa, su’aal […]
Riyada Tahriibka Gariiga oo Turkiga loo marayo

Su’aasha: Asc waxaan markii labaad ku riyoonayaan aniga oo u safray Turkiga oo Tahriib ugasii gudbay Gariiga waxaan saarnaa Gaari Bas ah aniga iyo dad badan waxaa Gaariga Nala saarnaa askar waxay naga Xigeen dhanka albaabka baska aniga waxaan isleeyahay waxay halkaas u fadhiyaan waa inay na celiyaan Marka aan baska ka dageyno markii dambe […]
Kalitalisnimada cudur nafsi ah miyaa

Su’aasha: Asc tan iyo qaan gaarkeygii waxaan isku arkay in aan aad u Xiiseeyo Darajada iyo sareynta waligay waxaan ku fakiri jiray in aan madaxweyne noqdo Waxaan aqrisadaa Qoraalada ku saabsan Diktaatiriinta iyo aas aaska rajiimyada waxaan qiyaasaa oo sawirtaa sida Nin kaliya Ku maamuli karo dal Si awood leh heer waxaan marayaa in cudur […]
