Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo

Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo Su’aasha: Niyow xaaqo aan ubadan oo cagaar ah Ayan leyahay dhowrki sano ee udambeyay markan candufta liqaya inay dhunta ixirantahay ay dareemaya dadka wa infections Ka ayay igudeheen si dabiici oo aan iska daweyn Karo majirto waqtiyada aan soomanahay ay idaran intaa kale Dan kama galo. Jawaabta: […]
Waxan ku riyooday anoo badbaadinaya madaxweyne Farmaajo oo la soo weeraray

Su’aasha: Asc walal saakay salaada subax kadib waxan ku riyooday anoo badbaadinaya madaxweyne Farmaajo oo la soo weeraray kadib waxan sitay pastoolad waxana tooganayay ragga madaxweynaha soo weeraray waan badbaadinaya madaxweyne kadib waxan u imanaya laba wiil aan saxiibo nahay isla shaqeyna waxana la cunaya bariis iyo Kaluun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad shaqo fiican […]
Markaan iska dhaafey sigada kaadida ayaa dhib igu ah

Markaan iska dhaafey sigada kaadida ayaa dhib igu ah Su’aasha: Aac Dr. Magaceygu wa saadaq Dr waxaan ku weydiinayaa waxaan ahaay qof ahaay qof daily u siigeysta illaa muddo marka dr waxan go.ansadey ina iska joojiyo waana ku dhaqaqey arintas hadda waxaa moogahay muudo asbuuc iyo badh marka waxa caqabad igu noqotey kaadida markey iqabato […]
Riyada qoraxda oo kasoo baxayso meesha ay u dhacdo

Su’aasha: Asc wiil aan isku asxaab nahay ayaa ku riyooday qoraxda oo ka soo baxaysa xaga ay u dhacdo Oo qof uuna arkaynin uu dhawaaqayo kaaso leh Tawbadu way xiran tahy Maxa lagu fasiri kara ridaas Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada wax weyn ayay tilmaamaysaa oo la xiriira nolosha qofka riyadaas arkay, marka hore waa digniin looga […]
Qof ku riyooday mas dhimanaya asoo badbaadinaya

Su’aasha: Asc saaxibkayga ayaa waxa uu ku riyooday asagoo mas dhiman raba badbaadinaya maskaasina uu cunayo masas dab ku dhax jira kadibna maskii uu bad baadinayay ayaa lugta ka qaniinay Bal ii soo fasira riyadaas Mahadsanidin. Jawaabta: Waxaa looga digayaa qof cadow ah uu wax u badan doono inuu kusoo jeesan doono, marka ha iska […]
Waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa

Su’aasha: Asc walaalayaal waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa wax waliba aan wato wey iga lumaan mar waliba wey igu soo noq noqota riyadaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku sugan tahay murug iyo walwal siiba waxaad ka fikiraysaa waxyaalo aan faa’ido kugu jirin, ama waxaad dareemaysaa kalinimo, waxaa […]
Ereyada Other iyo Another farqiga u dhexeeya af Ingiriiska

Marka luqad la baranayo waxaa habboon in loo barto qaab sugan, lama rabo erey inuu kaa hoos baxo siiba ereyada aadka loo adeegsado, Af English marka aad baranayso waxaa jira ereyo u baahan in daymo gaar ah loo lahaado, waxaa ka mid ah areyadaas Other iyo Another oo muhim ah in la ogaado sida loo […]
