Siigada iyo daadashada timaha xiriirka ka dhaxeyn kara

Su’aasha: Walaal Waxaa Dhibaato iga haysta dhanka Timaha “Siigada” Waxay Noqdeen kuwo Gaduudan Si bilaashna U daata Fool xumana Badan Waxaan Jeclaan Lahaa Inaad Ii faaideeso Cumtooyin Aan Ku nAfaqeen Karo Timahayga. Jawaabta: Timaha daata sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah qofka walwal iyo murugo markay qabsadaan sabab ayay u noqon kartaa taas […]
Riyada akhriska suuratu Albayina

Su’aasha: Asc wll mcn waxan kuriyodi anago arday ah macalim nala jooga yaa aqrinaya سورة البينة ilmaha dhan manaqaano bey dheheen aniga kitabka qabti wan aqriyey wlh cod anan waligey kuaqrinin ban kuaqriyey zaid ayan uilmeyey waliba wax yar waxan dareensana nuska uga horeya quranka labadha ayad dambo wan kabodboodi safican uma aqrinin wayo wey […]
Waxaan ku riyooday Abiy Axmed oo dhar ciidan qaba

Su’aasha: Àsc bahda daruuro wll waxan ku riyooday xalay anoo raysalwasaaraha Ethiopia oo dirays ciidan qaba hortiisa intaan istaagay ayaan ilahay baryay waxaana lahaaa ilahaow abeyi waxbuu rabaa anagana wax baan rabnaaye ilahow xornimo nasii isaguna wuu uun qoslayaay intaan ilahay u sujuuday baana laha yàrabi xornimo nasii isagana waxaan ku dhahay wadankanaga xornimaan urabnaaye […]
Riyada dagaalka iyo jinka oo ku galaya

Riyada dagaalka iyo jinka oo ku galaya Riyada: Asc wllo waxn ku riyodey riyo ah wiil an aqano xidhidh lahayn jirney oon WADA hadleyno telka wuxu ishegy inan gabadh an isnaqano wuu igu idhi wa munafaqad eeka fagow kadib niyada ka idhi gabadh ka fagow sow man lahayn aniguba wey iskuken diri kartaye marks wiilka […]
Riyada warshada rootiga

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK ISKUSOO LAABASHO WANAGSAN Waxaan ku riyooday anoo soo galay oo albaabka LA iga furay warshad samaysa rootiga ama roodhida laydhka lagu dubo Meel aad u wayn oo uu kabooxo rootiga Ana aan gadanayo rootiga oo nadiifa oo aad u […]
Dhererka qofka aadanaha da’da uu ku joogsato

Su’aasha: DR DHERERKA QOFKA BINU AADAMKA AH DA,DEE BUU KU ISTAAGA 20 jir mise 25 thinks dr. Jawaabta: Caadi ahaan koritaanka qofka wuxuu u noqonayaa waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin hormoonka koritaanka iyo qanjiirada loo yaqaano afka ingiriiska Thyroid hormones carabigana الغدة الدرقية iyo hormoonada jnsiga, waxa saameeya dhererka qof waa dhamaan waxa […]
Naagta sabab la’aan dalaaq ninkeeda maka dalban kartaa

Su’aasha: scw bahda daruur waad salaman tihin waxan rabaa inaad iga jahilbixisaan naag hadii ninkeeda sabab la’aan ay uga dalbato inuu furo dambi maa kasoo gaaraya fadlan iso faahfaahiya jawaabta. Jawaabta: Furiinka ama dalaaqa waa wax xun haddii sabab aan jirin ninka uma fiicna naagtiisa inuu furo asoo aan haynin sabab keenaya furiinkeeda, sidoo kale […]
