Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii Su’aasha: Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo Aafada Waan Joojiyay Talo isii Dr mahadsanid. Jawaabta: Inta badan arintaasย  marka ay qabsato dadka siigaysta waxay ka dhalan kartaa waxyaalaha kiimikada ku jirto qofka marka uu ku siigaysanayaao sida shaambada iyo saabuunta ama oomada […]

Dhibta siigada marka layska joojiyo miyay muuqataa

Dhibta siigada marka layska joojiyo miyay muuqataa

Dhibta siigada marka layska joojiyo miyay muuqataa Su’aasha: ๐˜ผ๐™–๐™›๐™–๐™™๐™– ๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™‡๐™–๐™œ๐™ช ๐˜ฟ๐™๐™š๐™ญ ๐™…๐™ž๐™ง๐™ค ๐™ˆ๐™–๐™ก๐™–๐™œ๐™– ๐™”๐™–๐™–๐™—๐™–๐™– ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜… ๐——๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ต ๐—ž๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ป ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ ๐—๐—ผ๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐——๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—š๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฌ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐—ช๐—ฐ๐—ป ๐——๐—ฟ Jawaabta: Qofka marka uu wax ku macaansanayo dhibka ma dareemo waa sida qof hurdaya oo kale oo riyo macaan badan ku jira […]

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAN AHAY DHAKHTAR WAXAAN KU RIYOODAY DAAWOOYINKA AAN SAMEEYO OO WADANKOO DHAN GAADHAY AAN JOOGO OO WAXTARKEEDA AAD LOOGU FARXAY NOQDAYNA DAWOYIN CAAFIMAD ILAAHAY GALIAY IYADOO WARBAAHINTA AAD LOOGA […]

Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH ALLAH MACAK Waxaan ku riyooday anoo cabaaya sharaabka coke cola Oo quraarad ku jira oo macaan ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Guud ahaan riyada cabitaanka macaanka ah waa riyo wanaagsan inta badan waxay tilmaantaa qofka sida uu uga gudbo mashaakilka xagga maalka iyo hantida, sidoo kale […]

Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay

Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QAADHI WATA AYAAN WAXAAN HELAY MAC AAD U WAYN OO UU KA BUUXO WAX MACMACAAN OO AAD U FARA BADAN OO KALA WADA NOOCA KEEG, QUREEC, KU LAGU DARAY MALAB OO AAD U BADAN WAAN […]

Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya

Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WARQAD LA ILEEYAHAY U SAXEEX WAXAA KA DHIMAN SAXEEXAAGEE WIIL AAN AQAANO MEEL XAFIISA WAAN U SAXEEXAY WAXAANAN RAACIYAY MAGACAYGA MARKAASUU QAATAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto waxa aad ku tala […]

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KUDABAALANAYO MEEL DHULKA AAD UGA SARAYSOO AAD U QURUX BADAN WAXAANA DADKII HALKAASI IGULA DABAALANAYAY KA MID AHAA MADAXWAYNAHA WADANKAAN JOOGO WAAN IS AG FADHINAY MARKAAN DABAADHA KASOO BAXAY MEEL CIIDOO U QURUX BADAN ALLAH […]