Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray

Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray

Su’aasha: Asc bahda daruur Allah ha idin barakeyo waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray lkn hada kala harnay mararka qar wu iso salama riyada ku arkay asagoo soo qurxiyay timahisa oo sida qof hesaya iska dhigaya ane waxan dhahay ma qurxano sababto eh gar maleh markas ayu sameste gar ane waxa dhahay si […]

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii Su’aasha: kacsiga habeenkii aan guska damin wax shahwana ma damemo markan soo kaco waxan arkaa gsuka ooi tagan sida wax kawaabyo hayso oo kale arintaa habeeno badan ayan isku arkaa kacsigas cusur miyaa sidee loo daweyn karaa. Jawaabta: Kacsiga noocaas ah wuxuu ku dhacaa dadka hadda soo […]

Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa

Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa

Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa Su’aasha: Marka Hore Aad Baad UMahadsantihiin Daruur.com Marka Xigta Markasta Waxaad Ka Hadashaan In Qofku Si Aafada Siigada Uga Soo Kabto Inuu Cuno Cunto Isku Dheeli-Tiran Oo Soo Celinaysa Awoodii Qofka Laakiin Kawaran Qofkaan Heli Karin Cunto Isku Dheeli-Tiran Ama Wax Nafaqo Ah Kaliya […]

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato Su’aasha: Subax Kasta Qayb Caano Geela Ayaan Cabaa Sidoo Kale Khudaar Waxaan Helo Waan Cunaa Sida Lawska Mooska Xabxabka Iwm Markaa Ma Laga Yaabaa Inay Wax Yar Uun Iga Caawiyaan Dhibtay Siigadu ii Geysatay Jawaabta: Waxaa muhimsan inaad ka fogaato siigada, jirkaaga sidiisa hore ayuu kusoo laabnayaa naftaadana way […]

16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

Su’aasha: scw waxan jira 16 sano bil gudaheda 5 jer ayaan riyo kubiyabaxay waxan ka darema xanun guska maxa tas kenaysa cudur miya Jawaabta: Qofka marka uu yahay da’dan oo kale aad buu riyo u arkaa wuxuu ku cusub yahay qaangaarka marka biyaha isla markii ayay usoo bataan xanuunka uu ka dareemayo wuxuu ka dhashaa […]

Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman

Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman

Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman Riyada: Asc wall waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman libaxa aara wana ka dhuntay aaqir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof awood leh inaad ka adkaan doonto waxaa laga yaabaa qofkaas inuu kugu yahay cadow, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa guul aad gaarayso maxaayeelay libaaxa […]

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii Su’aasha: Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo Aafada Waan Joojiyay Talo isii Dr mahadsanid. Jawaabta: Inta badan arintaas  marka ay qabsato dadka siigaysta waxay ka dhalan kartaa waxyaalaha kiimikada ku jirto qofka marka uu ku siigaysanayaao sida shaambada iyo saabuunta ama oomada […]