Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo Riyada: ALLAH MAHADLEH Asc WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KU KAAJAAYA SUULI UU XAAR KA BUUXO OO GUDAHOO DHAN AAD IYO AAD LKN WAX URA AAN LAHAYN MUU URAYNIN WAANKU KAADIYAY ALLAH MAHADLEH Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad […]
Riyada anoo guriga la jooga gabar qurux badan

Riyada anoo guriga la jooga gabar qurux badan Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GURI CUSUB U GUURNAY OO HOOYANA ILA SOCOTO WAXAAN GURIGA JOOGTAY GABADH YAROO AAD U QURUX BADAN WAXAAN KA JAQAY AFKA IYO NAASAHA WAANAN ISKAGA TAGAY ANOO […]
Riyada anoo ciyaarsiinaya wiilkayga yar

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WIIL YAR OO AAN DHALAY OO WIIG JIRA SARIIRTA KU CIYAARSIINAYA WAANU BOOD BOODAYAY ISAGOO CIYARAYS ISAGOO AAD U QOSLAAYA OO AANU WADA FARAXSANAHAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Waa riyo tilmaamaysaa nolol raaxo iyo farxad leh, […]
Bacteriyada wanaagsan Sidee loo kordhiyaa

Bacteriyada wanaagsan Sidee loo kordhiyaa Su’aasha: Asc Isha ayaa waxaa iga galay qashin waxaan tagay dhaqtar waala iga saaray balse waxay igu haysay Xanuun badan dhaqtarkii ayaan ku noqday waxaana ku iri wali inay wax igu jiraan baan ka shakisanahay Wuxuu igu yiri halka aan qashinka ka fujinay baa bugta xanuunka sidaa baa keeneysa ee […]
Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale

Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Cuno Soo ridanaya waxaan Joogay meel Cunada noocyadeeda kala duwan ay taalo Sida Casuumaad oo kale ah khudrad cagaaran oo jar jaran Saxama waa wayn ayey ku jirtay Saxan Basal cad iyo Qudaar kale saaran tahay iyo Saxama badan oo […]
Wiil 17 jir sedex jeer gacanta isaga keena dhib miyuu kala kulmaa

Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof 17 jir ah waxaan kuwaydiin lahaa dr maalinkasta ama 24 saac waxaan siigaystaa sadexjeer dr cuntadana sifiican ayaan uqaata markaa dr nafaqo daro makala kulmi karaa ama caato nimo Dr sidoo kale waxaan kuwaydiin lahaa dr siigada dhererka qofka miyay joo jisaa oo waa lahubaa 100% sidoo kale dr […]
Riyada qof hanti badan leh

Su’aasha: Asc, waxaan arkay qof aan aqaano oo allaah udhiibay hanti badan ku wareejinaayo buug xisaabaatka ganacsi, mana ne dhexmarin wax shaqo ah weligey oo hantidiisa , maxaa la dhihi karaa idinkoo mahadsan . Jawaabta: Aragtida ninka hantida leh astaan waxay u tahay nasiib fiican waxaa kaloo la dhahaa hadduu deeqsi yahay riyada waxay tilmaamaysaa […]
