Naag ku riyootay ninkeeda oo labisan ay la sheekaysanayso

Su’aasha: Asc, Naag waxay aragtay ninkeeda oo labistay oo leedahay , maanta waad labisatee maxaa? Asagana ku dhahaayo haa waan labistay , Naagta iyo ninkeeda waxay fadhiyeen labo jiradiin qurux badan wayna sheekeysanayeen , maxay tahay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inay heli doonaan waa riyo fiican oo mustaqbalkooda tilmaamaysa, waxaa kaloo ay noqon kartaa […]
Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada headache medicine

Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada headache medicine Su’aasha: Madaxa oo hal dinac kaa xanuuno markasta maxa keena. Jawaabta: Madaxa oo hal dhinac ka xanuuna af soomaali waxaa lagu dhahaa goonjab ama goonjebshe ingiriiskana waxaa la dhahaa Migraine carabigana الصداع النصفي ama الشقيقة , wuxuu ka dhashaa xanuunkan neerfayaasha iyo dhiigamreenada iyo […]
Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay Askarigan waxaa la dhahaa Richard McKinney wuxuu ka mid ahaa ciidamada badda ee maraykanka wuxuu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ka mid ah bariga dhexe waxaa ka mid ah meelaha uu kasoo shaqeeyay soomaali wuxuu la socday ciidamada maraykanka sanadkii 1993 joogay dalka soomaaliya. Ninkan […]
Ninkayga sigaarka ayaan isku dagaalnaa ila taliya

Su’aasha: NINKAYGA SIGAAR SI XUN AYUU U CABAA AFKIISA AAD AYUU USOO URAA IYO DHARKIISA IYO TIMAHISA, MARKA AAN SARIIRTA WADA TAGNO WAAN KIRAHSADAA WAXAN KU DHAHAA AAD BAD USOO URAYSAA ARINTAAN ILAAHAY RALI KAMA AHA WUU IGA XANAAQAA ASOO XANAAQSAN AYUU SEEXANAA MALAA’IGA MIYAY I LACNADAYNAYSAA HADUU SEEXDO ASOO ARINTAAS IIGA XANAAQSAN. Jawaabta: Malaa’iga […]
Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay

Su’aasha: Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay Noloshiisa Gabi Ahaanba Jidhkayga Way Baabisay Hada Waxaan Dib Uga Qoomameeyaa Sanadahaan Samayn Jiray Siigadu Waxay Ibartay Cashir Lama Ilaawaana Waxaan Samayn Jiray 5 Sano Hada 2 Sano Maan Samayn Laakiin Wali Wax Isbadal Ah Ma Hayo Mida Kale Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Talo […]
Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan

Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan Su’aasha: Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Hada 25 Jir Ayaan Ahay Miisaankaygu Waa 50kg Khudaarta Cagaaran Aad Ayaan U-Isticmaalaa Sida Mooska Qaraha Saytuunka Tufaaxa Waliba Iyagoo Sidooda Ah Yacnii Ridqanayn iwm Sidoo Kale Biyaha Cad Ayaan U-Isticmaalaa Waliba Saaid Waxkasta oo Miisaanka Qofka Dhimi Kara Aaad Ayaan U-Isticmaalaa Caato […]
Riyada laba funaanadood cad oo aad u qurux badan

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO IIBSO LA ILEEYAHAY GARAN IYO FUNAANAD CADOO AAD U QURUX BADAN 25000 KUN SHILIN ANA WAAN KA HELAY QURUX DOODA ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto sidoo kale inaad dhowr […]
