Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay aan iska jiidaayo marka ugu dambeysana aan ku guuleysanaayo inaa iska fujiyo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad awood yeelan doonto waxa ku dhibaya oo hortaada taagan inaad iska leexin doonto siiba dadka xaasidka kugu ah iyo dadka cadowga kugu ah, waliba wax aadan […]
Lamaanaha is qaba ee kalsoonidu ka jabtay siday kusoo ceshan karan kalsoonidoda

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan aniga iyo xaaskayigu wxn is qabna mudo 9 sano kudhawaad marka mudo 1 sano kahor ayan is ogaanay inan labadenuba is khiyaami jir’nay yac’ni aniguna an ogaaday iyadu inay niman kale xirir la lahayd iyo iyaduna ay i ogaatay inan anigu gabadho kale xirir la lahaa lkn […]
Aamusnaanta sideen uga baxaa qofka aamusan ma kibir badan yahay

Aamusnaanta sideen uga baxaa qofka aamusan ma kibir badan yahay Su’aasha: Asc aad baa umahadsan tihiin talooyin quruxda badan aad dadka usoo gudibisaa ani waxaa ahay qof aamusnan badan ma hi qof dadka laqabsada oo la tacaamula meel kasto ahaato guriga ku noolahay iyo xaafada iyo goobta shaqada dadka waxa ay idhahaan waa qof islaweyn […]
Xanuunka sinta ilaa ciribta maxaa daawo u ah

Xanuunka sinta ilaa ciribta maxaa daawo u ah Su’aasha: Xidid Ayaa Iga Haya Lugta Waliba Xagasha Ilaa Cidhibta Markasta Wuu Iqabtaa Waliba Xiliga Qabawga Ayuu iigu Daran Yahay Ama Markaan Xoogaa Fadhiyo Lugtana Dhulka Kuma Joojin karo Markuu iqabto markan Lakin Xoogaa Socda Badanaa Wuu Iga Baxaa Markaa Maxan Kula Tacaali Karaa Anoona Dhakhtarna Tagin […]
Qofka dadka ka baqayo inuu la hadlo xalkiisa muxuu yahay

Su’aasha: Asc walalayal aad baa ugu mahadsan tihiin talooyin quruxda badan aad dadka usoo gudbineesiin wallal aniga waxaa ahay arday dhigta jaamacad waxa is ku arkay cabsi aan dadka ka cabsanayo la hadlidooda waayo marka hadal is dhaha ani dhan cub baa noqonaya maxaa keena waxaas tallo isiiyaa oo aan waxaas aaga gudbo waxa rajeenaa […]
Xishoodka iyo cabsida dhaxgalka dadka

Su’aasha: Asc daruur aad baa umahansantiin la talinnta dadka aad latatalineesiin aniga waxa ahay qof oo wajiga findoob ugu soo baxay waa ka cabsadaa oo aan ka xishooda dhaxgalka dadka in la hadlo marka saameyn maku leedahay fiminka wajiga talo isiiya si aan udhaxgalo dadka iyo iskaga baabiyo fimanka waayo ani waxaa isleeyahay waxa kuu […]
Riyada garoob oo lasoo doonanayo maxay tahay

Su’aasha: Asc wr wb walaalaha aad bad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan ee aad bulshada u haysaan . waxaan ahay gabar garoob ah gabar aan habo u ahay ba itiri waxan ku riyooday adoo lagu soo doonay oo reerkinu kusiinayan ninka ..habeen kadib waxaan ku riyooday anigoo wiil fb igu jira i leeyahay waan ku […]
