Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda Su’aasha: Asc waxaan doonayaa inaad iga caawisaan magaca loo yaqaan daawada loo isticmaalo kordhinta maadada Zinc magaceeda, iyo daawooyinka finka loo isticmaalo ee maadooyinka Acidka leh magacyadooda Sida Daawada Niacinamide waxaan u baahanahay Daawooyin iyo cuntooyinkan ay ku badan tahay Acidka. Jawaabta: Daawooyin badan ayaa jira oo zincĀ  wata waxaa […]

Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto

Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto

Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto Su’aasha: Asc Sida Diinta cadeysay Faalka ay dadka qaar ee aqoonta u leh ay fiirsadaan sax ma ahan waana dambi aaminaadiisa Lkn waxaan maqlay in mar uu xalaal yahay ay jirto oo ah Marka qofka uu xaalad kama dambeys ah ama dhib wayn Soo wajahdo ay xalaal u […]

Riyada gacalka ama xididka iyo weysa qaadashada

Riyada gacalka ama xididka iyo weysa qaadashada

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA ALLAH MACAK WAXAA JIRTA GABADH AAN RABO INAAN DOONO DHAWAAN INSHA ALLAH AYAA WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA KA WAYSO QAADANAYA AYAA WAXAA ISKAY SOO DULTAAGAY GABADHAN DOONI RABO ABTIGED IYO ADEERKED MARKAN WAYSADII DHAMAYSTAY AYAAN ARKAY WAAN GACAN QAADAY WALIBA SI KAL IYO LAABA […]

Nutritional yeast Somalia Malaga helaa sideena loo adeegsadaa

Nutritional yeast Somalia Malaga helaa sideena loo adeegsadaa

Nutritional yeast Somalia Malaga helaa sideena loo adeegsadaa Su’aasha: Asc Nafaqada jirka lagu naaxiyo ee nutrition yeast ayaan u baahanahay Meel badan oo Somalia dhexdeeda ah ayaan ka raadiyey waanka waayey Cinwaan number ama bar bulsho Goob Ganacsi oo Laga heli karo ii tilmaama hadii aad awoodaan Waxaan kaloo doonayey inaan idin waydiiyo Nitration yeast […]

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray Waqtiga wuxuu ka qaalisan yahay dahabka iyo dhaymanka, waqtiga waa nolosha, qofkii waqtigiisa iska lumiyo cimrigiisa ayuu ku khasaariyay. Qofka fiirfiirya quraanka kariimka wuxuu ogaanaa inuu waqtiga aad ugu dadaalay, afar suuradood oo ka mid ah suuradaha quraanka kariimka waxaa loo bixiyay magacyada waqtiyada qaar, waa […]

Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya

Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya

Su’aasha: Asc, Waan idin salaamey bahda Daruur web, aad baad u mahadsan tahay wll, in kastoo ay tahay markii iigu horeysey ee aan webka su’aal usoo bandhiganayo hadana in badan waan la socon jiray, Hadaan su’aashayda gudaha usii galo: “Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya” Marka walaal bal riyadaas ii macnee, […]

Qiso i qabsatay wiil aabahay ii diiday ayaa fal xun igu sameeyay talo i siiya

Qiso i qabsatay wiil aabahay ii diiday ayaa fal xun igu sameeyay talo i siiya

Su’aasha: scw waxan ahay gabar jaamacad dhigata sheeko murugo leh ayaa i qabsaty wiil ayaa guur iga soo dontay aabahay ayaa diiday inaan is guursano willkaas xiriir qarsoodi ayan la yeshay anoo uur ka baqayo gadaal ayuu iga mari jiray, aniga ma rabin inaan xuman sameyso asaa igu qasbay, waan u yelay su’asha aan qabo […]