Riyada cunug aan dhalay badda ku dhacayo

Riyada cunug aan dhalay badda ku dhacayo

Riyada cunug aan dhalay badda ku dhacayo Riyada: Asc shekh baaraka allah fiik Waxaan ku riyooday aniga iyo waxaa wada soconaa 2 carur aniga dhalay midna hal sano iyo 8 bil jira. Gabadhana 8 sano jir ah. Kadib waxaa horteena ah bad hirkeeda xoog badan yahay. Wiilka yaraa ee sanada iyo barka jiray baa naga […]

Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay

Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay

Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday anigoo masjid kujira ayaa ninbaa ninkale ku yidhi ina keen debeda ubaxnee boobelkana kor uhay Anna intaan ku dhaqaaqay ayaan ninkii gacanta soo qabtay waxaan ku idhi kiikale iskaga tag oo orod adigu debadaad sheegayso qabo waan ka reebay intuu isoo […]

Qaabka barida dumarka loo yareeyo

Qaabka barida dumarka loo yareeyo

Qaabka barida dumarka loo yareeyo Su’aasha: scw naagta la qabo barida weyn leh maxay ku yareyn karaa talo ayaan idinkaga baahanahay waadna ku mahadsan tihiin wekan aadka u fiican iyo sida aad bulshada ugu adegaysaan thanks lots Jawaabta: Sida la og tahay dufinta jirka marka ay badato waxay keentaa cayil gaar ahaan dumarka la qabo […]

Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo

Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo

Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday nin aanu masaajidka ku wada tukano oo turkiya ayaa wuxuh isiiyay koob biyo ah intaan ka qaaday ayaan biyo aad u badan oo meel ku jiray Ayaan ku shubay iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol fiican aad heli doonto […]

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran Riyada: Asc waxan ku riyooday ano safar dagdag ah u baxay o india ah waxan saarna bus dadbadan ba saarna waxa kamid ah wiil yar o aan ilaalinayay halmar arkay wiilki o Kursigii fadhinin o kadhacay buski aniga o aad u Murugsan dhawaaqayana buskii iska tuuray […]

Riyada dadka magaalada ku nool oo dhan la dilayo

Riyada dadka magaalada ku nool oo dhan la dilayo

Riyada dadka magaalada ku nool oo dhan la dilayo Riyada: Waxan ku riyooday dadka magaalada dagan oo dhan oo la wada dilayo waxa dadka dilayay bani.aadam ma ahayn ee lakin way u ekaayen bani.aadamka lugo iyo gacmo way leyihin oo sidii bani.aadamka u socdaan wayna qaawan yihin kaliya way naga indho waawaynayen dhagahoodana way dhaadherayen […]