Cadho badan ayaan dareemaa markaan joogo shaqada

Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Cadho Badan Waliba Markaan Joogo Goobta Aan Kashaqeeyo Meesha Aan Ka Shaqeeyo Waa Musqul(Suuli) Markaan ka Tago Meesha Aan Ka Shqeeyo Cadhadu Way iga Tagtaa Hadana Markaan Kusoo Noqdo Cadhadu Way Igu Soo Noqotaa Markaa Miyaan Iskaga Tagaa Talo Izii Dr Jawaabta: Haddii aad dareentay sidaas waxaa kuu fiican inaad ka […]
Booraysiga darbiga ma ansaxaa

Su’aasha: Asc Isha bidix Ayan iska Kay barartay dhaman aga garkeda waxa daday bararka wayna ixanuunaysa decaan ayana kahoraya marka biyaha wankala cabsaday gurigana Mel lugu booraysto malahan salaada marki lagaro darbiga guriga oo rangi cad lamariyay oo wax ciid ah aan laheyn Ayan gacanta Sara wajiga iyo gacmaha Ayan Mariya sida ayana kutukada marka […]
Riyada boorsada weyn maxay noqon kartaa

Su’aasha: scw qofkii riyo ku arko asoo boorso weyn wato boorsada waxa ku jiro ma oga riyada boorsada maxay noqon kartaa. Jawaabta: Boorsada waxay tilmaamaysaa marka riyo lagu arko safar waxaa kaloo ay tilmaamaysaa mustaqbalka waxa uu kuu xambaarsan yahay, illeen boorsada waxaa lagu keenaa alaab qofka hadiyad ahaan loogu dhigayo ama alaab kale oo […]
Sharoobada Cypro-vita oo loo adeegsado cayilka jirka

Sharoobada Cypro-vita oo loo adeegsado cayilka jirka Su’aasha: scw bahda daruur waxan raba inaad ii sheegtaan sharoobada cayilka midee ugu fiican qofka hadii uu sharoobadas cabayo dhib inay u keento malaga yabaa? Jawaabta: Sharoobada lagu magacaabo Cypro-vita ayaa ugu caansan wax lagu cayilo, waxaa la helaa daawada Cypro-vita iyadoo kaniini ah. Daawadan qofka cuntada ayay […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo bakayle qabanayo

Su’aasha: scw walaalayal maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo asoo bakayle racdaysanayo marka ugu dambeyso wuu qabanayaa? Jawaabta: Riyada bakaylaha la qabanayo waa riyo fiican, waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto waliba inaad heli doonto nin fiican haddii aad tahay gabar wali aan la guursanin, haddii aad xaas tahay bakaylaha waxaa lagu fasiraa wax fiican inaad […]
Xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay

Su’aasha: Asc wr, wll xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay ,riyadaan maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada xajka waxay tilmaamaysaa qofka inuu Alle u dhowaan doono, sidoo kale inuu darajo heli doono waa riyo fiican, xajka wuxuu kaloo tilmaamaa wanaag iyo samafal iyo camal suuban.
Riyada shumiska maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: scw riyada shumiska maxay tahay gabar haday aragto iyadoo nin shuminayo? Jawaabta: Riyada shumiska guud ahaan waxay xambaarsan tahay baahida qofka uu u qabo in lagu dadaalo oo la daryeelo iyo wax in loo qabto, waxaa kaloo ay noqon kartaa jacayl iyo soo dhoweyn iyo in la helo waxa la raadinayo, ama in la […]
