Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa Su’aasha: scw bahda daruur idiko mahasan waxan raba dhib i haysta inad talo igasisan misankayga wa 90 kilo dhererkayga wa 170 ku dhowad dhibka ihaysta wuxu yahay badhi xadka ka basan banleyahay jirkayga inta kale wa ok normal lakin badhida xadkay ka baxday maxa lagu yeryaa fadlan igu […]
Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow Su’aasha: asc waxaan ku riyooday xaaskayga oo dib qalooc weyn oo madoow igu soo tuurtay kadib garabka ayuu iga fuulay anigana waan iska tuuray isla markiiba maxay ku furmaysaa riyadaas adinkoo mahdsan waxayna ahyd sacada saq dhexe riyada waxaan aan seexday anigoo aqrinaya quraan oo ay ka […]
Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Su’aasha: Ascwr wbrka wallo wxn kuriyoday salivary ninkeda ano lacag waydisanaya oo iiamahi kuleh waliba isma naqan ninka xata ima arag wallo maxay tahy riyada nocasa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto duruufo adag xaga qarashka, riyada raadinta amaaha waa riyo tilmaamayso daciifnimada dhaqaalaha qofka iyo lacag la’aanta uu gali doono.
Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Su’aasha: Asc wll waxan arkay riyo aan layabay waxan arkay god weyn oow kashidan yahay dab waxa agtagan qof iyo aniga waxa imaday dad oo galaya dabka wanala gudabola waxowleyahay qofku sogala waliga dadkale aya sosocday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn inuu jiro godkaas dabka ka shidan yahay oo dadka ay galayaan waa macsiyo […]
Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Su’aasha: Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo arsaaq iyo cimri dheer, ceelka biyaha nadiifka leh waa khayr badan inshaa Allaah. Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto […]
Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya Su’aasha: Asc wrbrk wxn idiin waydinaya suu,aalo ninkayku wax iku idha marwalba kalmad aan dhibsado ooaah labawajilay iyo khayimad caruurna wn haysta guurigayku inu ika dumo majeceli sida uka dhadhicin kara shakhsiyadayda ama ma iskaka taga iso jawaba. Jawaabta: Labada qof is qaba diinta islaamka waxay […]
Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo

Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo Su’aasha: Xaaskayga markan u tago uun baa dareen liina layga kaxeynayaa Hore umaaN lahayn in dhaweyd baaN isku arkay Xaaskeygiina waan isku dhacney sababtaa darteed Walalo talo ayaaN idinka baahanahay. Jawaabta: Walaal su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay, qoraallo badan ayaa ku jira webka daruur oo […]
