Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo

Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo

Su’aasha: Asc. Wll waxa aan ku riyooday anigoo cod (qiraa’o) aad u macaan badan ku aqrinaaya qur’aanka kariimka oo dusha ka aqrinaayaya wax kitaab ahina gacantayda uuna ku jirin. Blse anigu quraanka caadiyan ma xifdisani. Waxa ay ahyd qiraa’o aad umacaan badan xiita markii aan soo kacay sidii oo kle wn u aqrin karwaayay qur’aanka […]

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan isku arkaa dhiig ilkaha iga yimaada subixii markaan cadayanaayo ilaa aan joojiyo cadayga . Dhanka kale af-urna waan isku arka xataa haddii aan cadaydo maxay tahay sideese uga takhalusi karaa af-urkaas iyo dhiigaas ilkaha ah ee subaxdii ah. Waad mahadsantihiin bahda Durdur. Jawaabta: Dhiiga […]

Gabar aan jeclaa baa leyga guursaday

Gabar aan jeclaa baa leyga guursaday

Su’aasha: Asc daruur gabar aan jeclaa baa leyga guursaday gabarta aad ban jeclaa iyadoo yar baan is baranay 100% 100 ayan jeclaa iyada sidokale 2 sano ban xiriir aad u fcn laheen lkn khadka ayan iska baranay walina isma arag anigana dibada ayan jogaa iyadana wadankii ilaa hada oo laqabo wan jclhy iyadana sidokale talo […]

Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad

Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad

Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad Dhacdada dheelmiska ama israha iyo micraajka waa dhaco dhab ah oo quraanka kariimka si toos u sheegay, waa dhacdo caan ah oo qof kaste muslin ah uu garanayo, inkastoo dad jaahiliin ah oo hadda isku dayaya inay inkiraan dhacdadan oo ay sheegaan hadalo aan sax ahayn sidoo kale […]

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya

Dildilaaca ibta naaska maxaa lagu daaweeyaa

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya Su’aasha: scw waxan ahay gabar da’deda tahay 17 sano waxan isku arky dildilac ibta nasaha arintas maxay tahay dawo mjirta? Jawaabta: Arrinta ku haysata waxaa la dhahaa dildilaaca ibta naasaaha ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Nipple crack carabigana waxaa la dhahaa  تشقق الحلمتين  inta badan […]

Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Su’aasha: Asc waan Idin salaamay Barnaamijka iyo Daadihiyaashaba. Su.aasha aan qabo ayaa ah Ninka Adeerkii Runa hadii uu Geeryoodo oo uu ka Tago Gadh yer da.a ahaan ma Guursan karaa si Caruurtii uu adeerkii ka tegay aanay u dayacmin sido kale ma gayaa Gabadhaa adeerkii Aabihii walaalkii ka dhintay? Jawaabta: Waa guursan karaa naagta adeerkaaga […]