Riyada Guri silig lagu wareejinaayo

Su’aasha: Asc walaal seetahay Hooyadey baa waxay ku riyootay Guri mar dhexdaas la dhisay iyadoo ay ka eryeyso dhalinyaro guriga kor ka koraayo markaase hooyo waxay idhahday gurigii aan silig ku wareejiyey riyadaas maxaa lagu macneyn karaa Mudane Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad waajihi doontaan arrin gurigiina lala maagan yahay, dhibaato ama qashqashaad idin ku […]
Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho

Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho Waa maxay geedka garaska? Geedka garaska waxaa la dhahaa afka qalaad Dobera glabra carabigana شجر ضبر ama ضبر أجرد waa geed abaareed wuxuu gaaraa dhererkiisa ilaa 8 mitir cimrigiisana sedex boqol sano, wuxuu ka baxaa meelaha buuraha ee dalka yaman iyo geeska Afrika oo ay soomaali ka […]
Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga Halkan waxaad ka baranaysaa magacyada loo yaqaano midabyada afka ingiriiska iyo af carabiga, jadwalka soo socda ayaad ka arkaysaa iyagoo loo tajumay af soomaali. Enlish Arabic Somali Black أسود madow Blue أزرق buluug Brown بني maarrin / calas Green أخضر cagaar golden ذهبي cawlan / dahabi […]
Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Qalooca geedka ninka la xidhiidha Su’aasha: Asc Waan ku salamey salan kadib laba sual oo wada socda aa qaba, Geedka ninka hadii qalooc galo ama uu dhexda ka qaloocdamo qaloocaas oo ka dhigaya geedka mid foorara . Sual 1aad geedka ma latoosin Kara qalooca ma laga saari kara. ? Sual 2aad geedka foorara isna kor […]
Riyo anoo nin aan kala tagnay ii galmoonayo

Su’aasha: Waxan ku riiiyoday wiil aan kala tagnay asago noo imanayo oo hal qol aan kuwada jirno ani asiga iyo ilmaha oo ilmaha oo fadhiyan aan ani isku dayayo inan u galmoodo oo asagana raali ka yahay ilmaha aan ku canananeno inee sexdan afkeyga xubiintisa taranka la .adaya kdb marka is dhaho isku galmooda ee […]
Xarafka E siduu dhawaaqa iyo macnaha u badalo afka ingiriiska

Qofka marka uu af baranayo waxaa laga rabaa inuu si fiican u eego xarfaha iyo qaabka loogu dhawaaqo. Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka adag xaga dhawaaqa, xarfo badan ayaad arkaysaa kala duwan xaga dhawaaqa. Xarfaha qaar si toos ayay isku badalaan marka ay la dersaan xarfo gaar ah. Marka halkan waxaan tooshka saaraynaa […]
Waa maxay scholarship see loo codsan karaa waana imisa nooc

Waa maxay scholarship see loo codsan karaa waana imisa nooc Su’aasha: Aac dr alah kuxafido inta kadib waxa raba ina wax igashegto scholarship jamacadaha iyo wadamada ugu fican iyo qabka lotagayo iyo qababkay kalayihin mahadsanid. Jawaabta: Scholarship ama deeq waxbarashao ama منحة دراسية waa nidaam la yaqaano jaamacadaha caalamka oo dhan badankooda ay bixiyayaan, deeqda […]
