Riyada salaad subax kadib iyo tan ka horreysa tee riyo shaydaan ah

Su’aasha: Asc aad ban u salamaya bahda daruur waxa aan u baahna in la ii kala saaro riyada salaad subaxa ka dib iyo ka hor tee baa riyo shaydaan ah tee la odhan karaa waa riyo caadi thanks. Jawaabta: Riyada shaydaanka waa riyada inta badan cabsida iyo argagaxa ama qarowga la socda ama qofka inuu […]
Web English si sahlan looga barto waana free

Web English si sahlan looga barto waana free Qofka raba inuu afka in ingiriiska si sahlan ku barto wuxuu ka heli karaa webyada loogu talaggalay waxaa jira web aad u fiican oo kaa caawinaya ku hadalka iyo dhegeysiga afka ingiriiska. English Teaching and Learning Materials Free online For Beginners https://www.eslfast.com/ Wuxuu leeyahay heerar kala duwan […]
Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa Su’aasha: Asc , xalay suxuurtiibaa idhaaftay, saaka 9:30 am ayan toosay islamarkii ayaan niyaystay soonka salaaddii subaxna aan tukaday ,, soonkaygu ma ansaxayaa. Jawaabta: Hurdada kula tagtay ma saamaynayso niyaddaada, maxaayeelay qofka hadduu niyadda ku hayo inuu barri soomayo oo ay hurdo la tagtay niyaddiisa waa […]
Qof dambi sameyn raba haddaan ugu kaalmeeyo

Qof dambi sameyn raba haddaan ugu kaalmeeyo Su’aasha: Asc Daruur.com, ugu horrayn ilaahaybaa mahadleh marlabaad webka oo habeen iyo maalinba utaagan inuu u adeego bulshada, wacyigooda iyo aqoontoodana kor uqaaada. Bacdeen su,aal ayaan qabaaa,, intaanan su aasha soo dhigin kahor warbixin yaroo gaaban aan ka horraysiiyo; waxan kunoolahay magaalo ay wada daganyihiin dad muslimiin ah […]
Riyo dahab la iga xadayo

Su’aasha: Asc ramadan kareem wxn ku riyooday xili guriga dad ehelka ah buxan aa roob imanyo roobki aa ani keligee ku qawesana dadki oo dhana waa fadhiyan marku robki dhamado waxa soo ag fariisana mamo wexey i leedahay maxa dahabkan wa weyn kuu xiray ano firin dahabki a waxan dhaha cadi waye waaxan soo adaya […]
Ducada dabka loo akhristo waa maxay

Ducada dabka loo akhristo waa maxay Dabka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha halista ku ah nolosha aadanaha markuu dab meel ka kaco wax badan ayuu burburiyaa naf iyo hantiba haddii aan dhaqsi lagu daminin wax badan ayuu tirtirayaa. Guud ahaan duco gaar ah kuma soo aroorin nusuusta shareecada islaamka oo dabka lagu damiyo, laakin waxaa […]
Sababaha keenaya Farmaajo inuu doorashada 2022 ku guuleysto

Siyaasadda dunida waxay ku dhisan tahay maslaxad iyo fikir diini qarsoon, dowladaha reer galbeedka oo gumeystay dalal badan waxay ku dhisan yihiin fikir diini oo ah in lala dagaallamo diinta islaamka iyo in la faafiyo wax kaste diinta islaamka kasoo horjeeda, waxayna sheegtaan inay yihiin calmaaniyiin oo aan diin shaqo ku lahayn, laakin markaad eegto […]
