Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay

Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay Su’aasha: Wll dayaxa in lagaadhay ma runbaa? Diinteenna islaamka marka loo eego macquul ma noqonaysaa in dayaxa la gaaadho Jawaabta: Maraykanka waxay sheegteen 1969-kii inay tageen dayaxa, laakin sida dhabta ah waxay ahayd beentii ugu weynayd oo dadka laga dhaadhiciyay, iyadoo sidaas ay tahay ayaa dad badan […]
Sawirada talawareejinta Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Dalka soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho 15-ka bishan aan ku jirno waxaa ku guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ku khasaaray Farmaajo. Sida muuqatay Farmaajo wuxuu isku dayay inuu dalka haysto doorasho la’aan, laakin way u suurtagali waysay, sidoo kale Farmaajo afarta sano uu talada hayay ballamada uu shacabka ka qaaday wuu kasoo bixi waayay, wuxuuna […]
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

Su’aasha: Asc wr wbr gabar wlshy ah baa su’aal ii weydii itiri daruur.om nin baa guursaday 2 bil buu lajogay walina waa bikro iyada waa 20 jir isagana waa 50 jir marka su’aasha waxa waye ninkii wuxu ku yiri aniga bikaradada majabin Kari ee waxan sameyneynaa hindiya ban ku geynayaa ilamo Aya lagugu beyrayaa iyadana […]
Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Qali Sual Ayaan Qabaa Suaashas Waxa Weyaan Dumarnimo Maku Faani Karaa OO Hadan Ku faano Ma danbi Baa Tankale Mala Dhihi Karaa feminist Aya Ku Hoos Duugan ISO jawaab As Soon as possible Shukran🙏🏽 Jawaabta: Dumarnimo inaad ku faanto haddii aad ka […]
Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah

Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah Su’aasha: Salaamu caleykum bahda daruur, Haweenka sidee ay ku qaadi kartaa uur mintaano ah, hadii la dhaho qaabka galmada loo sameeyo ayay ka dhalataa waa keee, ninka maku xirantahay naagtiisa inay ilmo mintaano ah qaado. Walalyaal isiiya talooyinka ay naagto uur mintaano ah oo cafimaad […]
Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo

Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo Su’aasha: scw bahda daruur salaan kadib waa maxay cudurka cusb hada la sheegayo inuu dunida ka dilacay oo lagu magacaabay furuqda daanyeerada qofka cudrkaas ku dhacay maxa lagu gartaa daawo ma leeyahay fadlan faahfaahin iga siiya. Jawaabta: Cudurkan oo lagu magacaabo afka carabiga جدري […]
Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo Su’aasha: Asc daruur waxan ku riyooday anoo la i leeyahay uur baad leedahay weliba kan lagu baaro aan ka arkayo 2dii calamadood ee uurka lagu yaqinay kadib aan aad u ooynayo oo dhaho uur ma rabo mardhaw bey ilmo iga soo halabeen. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto […]
