Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka

Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka Su’aasha: As a Asalamu Aleikum Wllo qali Waxan Raba in aad iga caawiso Mowduuc ka hadlaya Akhlaaqda Gabadha Iyo Xishoodka Nususaha iyo Axaadiith ta kuso Aroortey iyo Xikmadahooda Taas iga caawi fadlan Adigo mhdsn Tankale Page kan wax badan ban kafaideystey Ilahay SWT Haka Awal Mariyo Aduun iyo Akhiriba […]
Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas Su’aasha: Qeybkasto noolasheyda kamid ah waswas aya harereyay tusaale waxbarasho cibaado iyo dhan kastaba hadaan xita mutaqbal kafikiro soon Aya soomi Hadi aan waxa iyo waxa Aya igusodacayo xita Hadi wa khiyaali ah aan kufikiro. suasheyda waswas Kuma sabsana manta Malaga yaaba in Jin igujuro dibkan dhana […]
Muuqaalka Rooble oo baraha bulshada qabsaday

Waxaa ku faafay baraha bulshada muuqaalka ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble asoo la joogo masuul dalka Imaaraadka ka socda waxaa kaloo meesha ka muuqday wasiirka maaliyadda, meesha waxaa taallay lacagtii imaaraadka ay soomaali soo galiyeen oo garoonka Aadan Cadde lagu qabanayay. Rooble markuu soo galay meesha lacagta tiillay wuxuu sameeyay fal aan habboonayn inuu sameeyo nin […]
Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay

Dowladda India waxay sheegtay inuu ku dhex faafay dalka India oo dhan feyras loo bixiyay feyrska yaanyada (Tomato flu) wuxuu ku dhacay 82 labo caruur naasnuug ah. Waxaa lagu gartaa feyraskan qandho aad u daran iyo nabro jirka kasoo yaaca jirka oo dhan wuxuu noqonayaa guduud sida yaanyada oo kale, sidaas ayaa loogu bxiyaya magaca […]
Riyada surwaalkeyga oo lumay hadana aan helay

Su’aasha: walal waxaan kuriyooday anigoo meel kadaahsan oo aan surwaalkeega wenayo hooyo ayaan isku dagaalena surwaalkas kadib waxyar kadibna waa helaa surwaalka aan radinayy fasirkeda idinka suga Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin inaad ka daahi doonto oo muhim kuu ah, inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.
Hurdada oo dhib igu ah maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: Asc dr wll aniga habeenkii hurdada ayaa dhib igu ah mana seexan karo igama soo dhacdo sariirta waan saaranahay lkn ma seexan kari illaa dhib iyo silic badan maahee walaal maxaan sameeyaa ? Jawaabta: Hurda la’aanta sababo badan ayaa keena waxaa ugu badan fikirka joogtada ah iyo mashquulka maskaxda, waxaad isku daydaa inaad iska […]
Gabar soomaaliyeed oo dishay nin masaari kufsan rabay

Gabar ku nool dalka Masar gaar ahaan xaafadda 6 Oktoobar ayaa dishay nin daroowel ah oo gaari caasi kaxaynaya, ninkaas oo gabadha mindi ula soo baxay oo rabay inuu kufsado intay ka qaadday mindida ayay xabadka ka galisay isla markii ayuu meesha ku dhintay, markaas ayay carartay. Muddo kaddib waxay la timid qareen waxay is […]
