Site icon Daruur درور

Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena

Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena

Su’aasha:

Walaal markaan aad u oomo oo haraadanahay hadaan biyo baraf leh cabo waxaa iga yimaada dhidid waaweyn taas maxaa u sabab ah?

Anoo saa’id oon ii haayo hadaan biyo qabow oo baraf leh cabo waxaa iga yimaada dhidid badan arintaas maxay la xiriirtaa?

Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena
Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena

Jawaabta:

Waxaa la og yahay biyaha badan inay keenaan dhidid badan, guud ahaan dhididka wuxuu ka dhashaa qoyaanka jirka oo biyaha sabab u ah, qofka marka uu biyo badan cabbo siiba xilliga kulaylka jirkiisa wuxuu soo daayaa dhidid badan taas waxay ka dhigan tahay jirka oo iska soo saaraya biyaha gudaha ku jira, qaab dhidid ahaan ayay usoo baxaan, xiliga qabowga kaadi badan ayay isu rogaan biyaha dheeraadka ah, waana waa wax dabiici ah.

 

Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

It is known that a lot of water causes a lot of sweat, generally sweating is caused by the body’s moisture due to water, when a person drinks a lot of water removes it during the heat of his body he esoes a lot of sweat which means the body removes the water inside, in the form of sweat they come out, In the cold season, a lot of urine turns into extra water, and it is natural.

 

Riyada oonka 

Exit mobile version