Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

Su’aasha:

A S C, ninku intu guursan kahor haddii uu ahaa nin zaani ah yacni nin ka ziinaysan jiray naago badan dambigu sameeyay isagon ka tawubad keenin suurtagal miyay tahay inu ninkaasi guursado gabadh dhawurson o dhaqan waanagsan leh mise qasab wuxu guursani gabadh sidisa o kalo zaaniyad ah o rag badan la soo tuman jirtay

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah
Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

Jawaabta:

Waa suurtagal inuu guursado gabadh dhowrsoon hadduu been u sheego oo uu ka qariyo inuu zinada samayn jiray

Ma aha in loo  guuriyo qof  dhillay ah gabar dhowrsoon sidoo kale naag dhillo ah in loo guuriyo ma aha nin dhowrsoon.

Laakin qofka hadduu towbad dhab ah la yimaado oo uu ka fogaado falkaas xun waa guursan karaa.

 

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata

 

It is possible to marry a pious girl if he lies to her and hides that he was committing adultery

It is not to marry a prostitute to a pious girl nor to marry a prostitute woman is not a pious man.

But if a person repents and avoids that evil act, he can marry.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More