Ninkeyga wuu ka helaa inuu igu jeesjeeso maxaa talo ah
Ninkeyga wuu ka helaa inuu igu jeesjeeso maxaa talo ah
Su’aasha:
Sheikh marwo ayaan ahay waxaan ku rakya ninkayga mar walbo inuu igu jeesjeesayo siiba marka ay joogaan qaraabiisa
walaalihiisa iyo dadka kale saaxiibayaashiisa maxaad igula talin laydeen idinkoo mahadsan.
Jawaabta:
Jeesjeeska waa xaaraan, diinta islmaamka way reebtay, aayad reebaysa ayaa kusoo aroortay Quraanka kariimka.
Waxaad u sheegaysaa inuu dhaqankiisa baddalo oo uu iska ilaaliyo qaladaadka uu kaa galayo.
si aayar ah ugu sheeg inaad dhibsatay arrintaas, isku inaad isfahantaan, gurigaaga ilaalso, dagaal waxba kuuma tarayo.
Waxaa laga yaabaa inuu garto qaladkiisa.
Waxan ka shakiyay intan danbe xaaskayga in geedkaygu si fiican u qancinaynin ee ila taliya
Mocking is forbidden, Islam has forbidden it, and a verse forbidding it has come to the Qur’an.
You tell him to change his culture and avoid making mistakes against you.
Gently tell them that you are troubled by this, to understand each other, to protect your house, war will not help you.
He may recognize his mistake.