Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa

Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa

Su’aasha:

scw waxaan ahay naag la qabo oo jirta 27 sano ninka musqusha ayuu ku siigaystaa biyaha sidaas ayuu isaga kena galmada caadiga kama helo raaxana kama dareemo maxaa sabab u ah ninka marka uu sas yahay maxaase lagu daaweyn karaa hadii taas haday jiro tahay?

Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa
Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa

Jawaabta:

Ninka marka uu sidaas yahay labo arrin middood weeye inuu siigada aad u samayn jiray guurka kahor marka ma awoodo inuu ku raaxaysto galmada dabiiciga ah, saan dhowr jeer soo sheegnay maqaarka calaacasha gacanta waa adag yahay marka loo eego xuubka baruurta xubinta dumarka, ninka marka uu u barto wax adayg oo geedkiisa celinaya wax dabacsan lama qabsan karo, waxaa kaloo laga yaabaa raga siigada kala dhuunta xaaskooda inay qabaan cudur nafsi ah kaasna inta badan wuxuu ka dhashaa siigada la sameeyo guurka kahor waliba marka ay siigada qofka ka badato.

Waxaa xal ah in laga dhaadhiciyo raaxada ninka waxay ku jirtaa galmada raaxada, xataa adiga waxaa lagaa rabaa inaad ku dhahdo anaa kuu siigaynayo si aad aayar aayar ugu soo jiiddo raaxada dhabta.

Qofka marka uu dhalinyar yahay si sahlan ayuu ku baranayaa inuu siigeysto saaxiibayaasha xunxun ayaa kaalin ka qaadanaya inay siigo ku ridaan.

Laakin ninka marka uu iska ilaaliyo siigada uu naag guursado galmada aad bay ula macaan tahay taas waxaa keenaysa wax kale masoo arkin siiba gacanta taasoo ka duwan siilka, xataa raga sinada sameeya markay guursadaan naagta dhaqsi bay u nacaan taas waxaa keenaysa xaaraanta kala duduwan uu kusoo dabaashay.

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

When a man is in this case, one of two things is that he used to do a lot of sex before marriage when he is unable to enjoy natural sex, as we have said several times, the skin of the hand is harder than the fat membrane of the female organ, when a man learns something hard to hold back his trunk something flexible cannot be adapted, It is also possible that men who divorce their wives may have a psychological disease, which is usually caused by masturbation before marriage.

It is a solution to conclude that the pleasure of a man is in the sexual pleasure, even you are required to say that I am going to give it to you so that you can gradually attract the real pleasure.

When a person is young, they easily learn to give up. Bad friends are helping to put a sig.

But when a man is careful about the intercourse of marrying a woman, sex is very sweet with him, which is caused by something else. He has not seen anything else. He has not seen a hand, which is different from the vagina. Even men who commit adultery when they marry the woman, they dislike the woman quickly, which is caused by the different prohibitions he has been swimming with.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More