Site icon Daruur درور

Ninkeyga dhiiga ayaa kasoo tifqa xubintiisa maxaa keeno

Su’aasha:

Waxan ku argay galmada kadib xubinta ninkayga dhiig kasoo baxayo oo dhibic yar ah dhow jeerna way dhacday xataa kastuumadisa waa ka arkaa marka maxaa keno dhigaas dhib ma ii keeni kara?

Ninkeyga dhiiga ayaa kasoo tifqa xubintiisa maxaa keeno
Ninkeyga dhiiga ayaa kasoo tifqa xubintiisa maxaa keeno

Jawaabta:

Dhiiga ka imaanaya xubinta taranka ninka waxaa keeni kara dhowr sababood oo ay ka mid yihiin inuu ka bukan yahay ibta ama in afekshan uu ka jiro kaadimareenada xaaladdan oo kale waxaa loo baahan yahay inuu u tago dhakhtarka qaabilsan kalliyaha iyo kaadimareenadaha, waayo waxaa dhici karta inay yihiin dhagax kasoo baxay kellida inuu keenay dhaawaca.

Exit mobile version