Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh xaaraan miyaa

Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh xaaraan miyaa

Su’aasha:

Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh marka haduu laqo xaaraan miyaa oo waxan maqlay ninka xaskisa hadii caanaheeda uu dhuqo oo cabbo inay ka furmayso fadlan iso faafahiya.

Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh xaaraan miyaa
Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh xaaraan miyaa

Jawaabta:

Caanaha naagta waxay saameeyaan kaliya ilmaha labo sano ka yar, laakin qofka hadduu dhaafay labo sano caanaha ma saameeyaan sida axaadiista kusoo aroortay, taasna waxaa qaba afarta mad’hab xanafi iyo maaliki iyo shaafici iyo xambali, culimada yiri qofka weyn hadduu naas ka nuugo haweeney ajnabi ama xaaskiisa hooyadiisa oo kale ayay noqonaysaa waa culimada daahirayada waana laga xoog badan yahay.

Waxay daliilsadeen xadiis caan ah loo yaqaano xadiiskii Saalim mowlaa abii xudeyfa.

Daruur ayaad ka dhex raadin kartaa mas’aladan iyadoo faahfaahsan.

 

Ninkayga caanaha naaskayga ayuu liqaa ma iga furmaa

لبن المرأة يؤثر فقط على الطفل الذي لم يتجاوز السنتين، أما من تجاوز السنتين فلا يتأثر باللبن حسب الحديث، وهذا على المذاهب الأربعة الحنفية والمالكية والشافعية. والحنبلية

أو تصبح زوجته مثل أمه حسب مذهب الظاهرية. واستدلوا بحديث مشهور يعرف بحديث سالم مولى أبي حذيفة. يمكنك البحث في الموقع بالتفصيل عن هذه المسائل

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More