Ninka naagtiisa neceb astaanta lagu garto iyo calaamadaha jacaylka

Ninka naagtiisa neceb astaanta lagu garto iyo calaamadaha jacaylka

Su’aasha:

scw wadsalamtihin ninka marka uu nagta neceb yahay maxa lagu garan karaa qofka hadii uu marka hore iska dhigayay inu ku jecel yahay hadu been shagayay side lagu garan kara beenta uu shegayay hablaha iyo raga yaa been badan jacaylka dhabta ninka ku hayo maxa lagu garan kara?

Ninka naagtiisa neceb astaanta lagu garto iyo calaamadaha jacaylka
Ninka naagtiisa neceb astaanta lagu garto iyo calaamadaha jacaylka

Jawaabta:

Qofka marka uu xaaskiisa jecel yahay astaamo badan ayaa lagu gartaa waxaa ka mid ah  wuxuu ka helaa inuu guriga joogo waqtiga uusan shaqaynaynin, mana laga yaabo xaaskiisa inuu hadal ku dhaawaco, wuxuuna u qabtaa waxa ay jeceshay hadduu awoodo, sheekadeeda aad buu uga helaa kaasna waa jacaylka dhabta ah.

Hadduu neceb yahay waxaa lagu gartaa falalkaas cagsigooda ayuu ku dhaqaaqayaa.

Wuxuu rabaa inuu banaanka ka jiro sheekadeeda kama helo cuntada ay u keento inta badan wuu dhaleeceeyaa, dumar kale ayuu agteeda ku amaanayaa, markuu guriga joogo ciriiri ayuu dareemayaa farxad kama muuqanayso, banaanka ayuu kusoo daahaa inta badan.

Kuwaas waa astaamaha nacaybka ninka uu naagtiisa u qabo, waana kuwa ugu muhimsan.

Raga iyo hablahaba beenta way sheegaan inkastoo aan la dhihi karin ninka ama haweeneyda ayaa been badan, laakin naagaha ayaa illow badan oo wanaaga isla markii illaawo haddii wax yar laysku dhaco.

 

Astaanta ama calaamadaha lagu garto ninka xaasidka

Ninka naagtiisa neceb astaanta lagu garto
Ninka naagtiisa neceb calaamada lagu garto

When a person loves his wife, many characteristics are recognized, including that he gets to stay at home at the time he is not working, and his wife may not be hurt by words, and he does what she loves if he can, and he gets her story very much from her and that is true love.

If he hates it, he is recognized by those acts, he moves on their feet.

He wants to be out in her story and he doesn’t get the food she brings to him. He often criticizes her, he credits other women around her.

When he’s at home, he feels angry and doesn’t seem happy, he usually goes outside.

These are the characteristics of a man’s hatred towards his wife, and the most important.

Both men and women tell lies, although it is not possible to say that the man or woman is lying a lot, but women are more forgetting and goodness at the same time, even if a little is robbed.

Halkan ka daawo calaamadda xaasidka

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More