Site icon Daruur درور

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Su’aasha:

Su’al ayan raba in kayga jawabo ninka meeqa jeer aa laga rabaa inuu galmo sameyo teda kale maxaa keeno ninka inuu si dhaqsi ku daalo ama inuu geedka ka damo asoo shaqada galmada ku jiro ma jiraan raga aan daalin.

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa
Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Jawaabta:

Taas waxay u noqonaysaa qofka intuu galmada mooganaa sidoo kale da’diisa iyo hormoonada jirka raga iyagana kaalin ayay ka cayaarayaan.

Raga gaar hal jeer ayay samayn karaan, qaarna labo jeer qaarna sedex jeer, laakin raaxada galmada kuma xirna inta jeer uu qofka samaynayo, waxay ku xiran tahay galmada waqtiga dheer xataa haddii hal jeer ay tahay galmada.

Waxaa muhimsan ninka inuu ka dambeeyo biyabaxa naagta ama isku mar ay wada biyabaxaan, raaxada ugu macaan markaas ayay wada dareemayaan.

Haddii ninka uu sedex jeer biyabaxo oo aysan naagta gaarin gariirka biyabaxa waxba ma aha tirada ama biyaajooyinka uu galay ninka.

Daalka uu ninka dareemo wuxuu u noqonayaa nafaqadarida  iyo vitamin la’aanta, qofka marka uu cunto fiican cunayo oo caafimaad leh dhaqsi kuma daalo.

Damitaanka xubinta taranka ninka waxaa damiyo sababo badan su’aalo tan la mid ah ayaan ka jawaabnay oo faahfaahsan webka ka raadi.

Rag aan daalin ma jiro qofka bir ma aha ama makiino waa aadane marka qofka wuu daalaa.

Waxaa biyaha tayo u yeela basasha

 

  1. Daawada geedka ninka bararisa mageceed
  2. Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa
  3. Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan

وكثرة عدد السّفاد، والمبالغة في الإبطاء، والدّوام في كثرة العدد لضروب من الحيوان- فالإنسان يغلب هذه الأجناس بأن ذلك دائم منه في جميع الأزمنة. فأما الإبطاء في حال السّفاد فللجمل والورل والذّبان والخنازير. فهذه فضيلة لذة لهذه الأجناس والأصناف. فأما كثرة العدد فللعصافير
وزعموا أنّ رجلا نظر إلى امرأة حسناء ظريفة، فالحّ عليها، فقالت: ما تنظر؟
قرّة عينك، وشيء غيرك!
والبظراء تجد من اللذة ما لا تجده المختونة، فإن كانت مستأصلة مستوعبة كان على قدر ذلك. وأصل ختان النساء لم يحاول به الحسن دون التماس نقصان الشهوة، فيكون العفاف عليهنّ مقصورا

Exit mobile version