Site icon Daruur درور

Ninka imisa jeer ayuu awoodaa mar kaste biyaha maka imaan karaan

Su’aasha:

Su’alo badan ayaan qabaa wll ninka imiso kulan ayuu gali karaa markiba. Surta gal mahay in uu mar walbo biyo baxo. hadii ninkeyga igu raaxeeyo gacantiisa ma i wada galinkaraa maxeysa dhib ii kenee cafimaad ahaan. Dawo dabiici ah oo xubinta raga lagu weyneen karo.waxaan rajenaa inaa iso jawabi dontaan.

Ninka imisa jeer ayuu awoodaa mar kaste biyaha maka imaan karaan
Ninka imisa jeer ayuu awoodaa mar kaste biyaha maka imaan karaan

Jawaabta:

1- Raga way ku kala duwan yihiin intajeer ay galmo sameyn karaan hal ilaa 3 ayaa ugu caansan waa laga yaabaa qof ka badin kara intaas laakin ma badna.

2- Waa surtagal inuu marwalbo biyabaxo laakin waxay ku xiran tahay nafaqada jirkiisa ku jirto raga qaar baa dhiig biyabaxa mararka qaar.

3- Naagaha qaar way ku raaxaysan karaan gacanta laakin sida xubinta oo kale ma aha raaxada ay ka dareemaan, dhammaan suurtagal ma aha in lawada galiyo shaki kama taagna inay dhib keenayso haddii dhamaan uu galiyo xanuun iyo dhib ayay dareemaysaa.

4- Su’aasha daawada dabiiciga ah oo xubinta raga lagu weyneeyo in badan ayaan ka jawaabnay iyadoo faahfaahsan daruur ka raadi.

 

 

https://daruur.com//?s=

 

1- يختلف الرجال في مقدار ما يمكنهم ممارسة العلاقة من 1 إلى 3 الأكثر شيوعا هو ربما شخص يمكنه تجاوز ذلك ولكن ليس كثيرا.

2- من الممكن القذف في جميع الأوقات ولكن ذلك يعتمد على التغذية في الجسم، وبعض الرجال ينزفون أحيانا.

3- يمكن لبعض النساء الاستمتاع باليد ولكن ليست المتعة التي يشعرن بها مثل العضو، ليس من الممكن وضعها معا فلا شك أنها ستسبب مشاكل إذا كان كل ذلك يضعها في ألم تشعر به.

4- لقد أجبنا على سؤال الطب الطبيعي لتكبير العضو الذكري بالتفصيل.

Exit mobile version