geedkeyga wa 7 inches ma weyni ayaa lagu qiyaasa mise wa yaryahay naag walba ma qaadan kartaa 7 inch.
Jawaabta:
Ninka geedkiisu yahay 7 inch waxaa lagu tiriyaa raga bahalkooda weyn laakin mana aha nin la dhihi karo bahalkiisa aad buu u weyn yahay, dumarka oo dhan way u adkaysan karaan geedka dheherkiisu gaarayo 7 inch.