Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay
Dad badan caddaan ah oo aan muslin ahayn ayaa ka xanaaqay falka foosha xumaa u sameeyay gaalkii caddaa.
nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu la istaagay tabeele lagu qoray
“My friends, I will guard the door during your prayers.”
” Saaxiibayaal waxaan ilaan doonaa albaabka marka aad salaadda ku jirtaan”