Site icon Daruur درور

Nin 7 sano wasiir ahaa oo hadda mu’ddin noqday

Nin 7 sano wasiir ahaa oo hadda mu’ddin noqday

Nin lagu magacaabo Mustafa Maxamed Cigaal oo ah Soomaalida Itoobiya ku nool ayaa wuxuu ahaa toddobo sano wasiir ka tirsan xukuumadda deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Mustafa oo noqday mu’ddin ka aadaama masjidka.
xitaa wuxuu sheegay inuu ka addimi jiray masjidka markuu wasiir ahaa.
sidoo kale inuu msjidka nadiifin jiray.

Nin 7 sano wasiir ahaa oo hadda mu'ddin noqday
Nin 7 sano wasiir ahaa oo hadda mu’ddin noqday

Ninkan oo ku sugan magaalada Jigjiga ee deegaanka Soomaalida itoobiya.

waxaan shaki ku jirin inuu yahay aadaanka camal aad u ajar badan sida axaadiis badan ay sheegeen.

ninkan jid fiican ayuu doortay maanta aad buu u liibaanay.

dad badan ayaa la yaabaya oo is oranaya shaqo fiican ayuu haystay ee maxaa ka dhigay qof mu’addin ah.

waa dadka u haysta imaamnimada iyo mu’addinimada shaqo caadi ah oo la mid ah shaqooyinka adduunka.

runtii ninkan camalkan ayaa uga fiican kun jeer camalka uu hayay taas macnaheeda ma aha wasiirnimada inay xun tahay laakin ninkan Ilaahay ayaa u doortay inuu camal suuban lugta la galo oo ajar badan leh.
Wareysi ayuu siiyay BBC laanta af Soomaaligaa halkaan ka dhegeyso

 

Abiy Ahmed oo shaal loo saarayo sawir

A man named Mustafa Mohamed Igal, who lives in Ethiopia, was a minister in the Ethiopian Somali regional government for seven years.
Mustafa became a member of the mosque.
He even said he used to attend the mosque when he was a minister.
he also cleaned the mosque.
This man is in Jigjiga town in the Somali region of Ethiopia.

I have no doubt that he is a very rewarding man as many disabled people have said.

This man chose a good way and he was very successful today.

Many people are amazed and running around he had a good job so what made him a believer.

are the people who hold the imamate and the believers a normal job similar to the jobs of the world.

Indeed, this man’s deeds are a thousand times better than his deeds which does not mean that the ministry is bad but this man has been chosen by Allah to do good deeds with a lot of reward.

 

Exit mobile version