Site icon Daruur درور

Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo baxdo maxaa keeno

Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo baxdo maxaa keeno

Su’aasha:

scw waxaa i dhibay neef hoos iga soo baxdo dhawaaq sida dhuusada loo maqlo gaar ahaan marka aan shaqo foorar qabanayo maxaa keno sidena loo daweyn karaa.

Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo bado maxaa keeno
Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo bado maxaa keeno

Jawaabta:

Naagaha qaar marka ay shaqo foorar ku qabanayaan aariyo ayaa ka gasho farjiga aariyadaas waxay usoo baxaysaa sida dhawaaqa dhuusada oo kale haddii caabuq ka jiro farjiga  aariyada ama hawada ur inay yeelato ayaa laga yaabaa, naeefta arrintaas waxay ku badan tahay dumarka wax dhalay ama dumarka farjigooda waasaca yahay aan xirnayn, inta badan waxay u noqonaysaa murqaha farjiga awooddooda iyo siday isu haystaan, naagaha way ku kala duwan yihiin taas, waxaad isaga ilaalin kartaa inaad isku dhejiso cajiraha si aysan aariyada meesha u galin, guud ahaan wax dhib ma laha caafimaad ahaan.

 

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya

 

Some women, when they are doing bending work, get revenge from the vagina. These vaginas come out like the sound of a fever. If there is an infection in the vagina, or the air may smell. The pain of this is more common in women who have given birth or women whose vagina is wide and not closed, often it becomes for the muscles of the vagina to their strength and how they hold each other. Women differ in that, you can protect yourself from sticking the nails together so that the nails do not go into place, generally there is no health problem.

 

 

Exit mobile version