Nadarka afka in laga sheego miyuu u baahan yahay

Su’aasha:

Soonka nadar ka ruuxa inu kuhadlo maqasaba
Ruuxa sheygan samee wan sameynaya uleeyahay ma shaydaanka aya ku shekeysanayo

Nadarka afka in laga sheego miyuu u baahan yahay
Nadarka afka in laga sheego miyuu u baahan yahay

Jawaabta:

Nadarka niyadda kaligeeda kuma ansaxayo wuxuu u baahan yahay qofka inuu ku dhawaaqo, haddii aadan ku dhawaaqin nadar maadan galin, lama rabo wax qalbiga kaliya aad ku hayso.
Haddii aad u malyso adoo qalbiga ku haya nadarka inuu waajib kugu yahay fulintiisa waxaad ogaataa shaydaanka inuu kugu cayaaray.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More