Site icon Daruur درور

Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay

Su’aasha:

Asc marka here waan idin salamay naagteyda uur leh ayey ku riyootay iyadoo codkac cuneyso.

Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay
Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay si sahlan ku dhali doonto dhib la’aan sidoo kale inay dhali doonto cunug khayr la socda cunug bishaaro wata, waa riyo aad u fiican, riyada naagta uurka leh hilib cunaysa waa riyo khayr iyo arsaaq tilmaamaysa.

Exit mobile version