Site icon Daruur درور

Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa

Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa

Su’aasha:

Malmahan waxaa jira baraha bulshada sheeko ah ninka haduu kufsado nagtisa ama xoog ku waso waa qalad, looma ogola inu kufsado dad somali ayaa bilaabay inay baraha bulshada waxas la ordan, Hada naagta qabo kufsado ilmaha aa ii dhasho xalaal mayaa masa wa xaraan diinta maxay ka qabtaa iuilmaha kufsiga xaaska ku dhashay jawaab aan idinka sugaa.

Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa
Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa

Jawaabta:

Diinta islaamka ninka hadduu naagtiisa si kaste ugu tago qasab ama raalli ilmaha ka dhasha waa xalaal maxaayeelay sino kuma imaanin, kufsiga waa naagta aan xalaal kuu ahayn markaad ku qasabto inaad fuusho haddii kufsiga ay uur ku qaaddo waa zino ilmaha waa kisi ama wacel.

Dadka wada sheekada kufsiga xaaska waa dad lacag soo qaatay oo jaahiliin ah oo diinta islaamka cadow ku ah waxay la wareeganayaan sheeko rakhiis ah oo la xiriirta kufsiga.

Islaamka ma aaminsana sida gaalada oo kale oo qof kaste uu fuulayo qofkuu rabo, diin la’aan awgeed, anaga diin ayaan haysanaa oo xaq ah oo sheegtay wixii qaldan iyo wixii sax ah, xadiis ayaa kusoo arooray wuxuu leeyahay rasuulka SCW:

«إِذَا دَعَا الرَّجُلُ امْرَأَتَهُ إِلَى فِرَاشِهِ، فَأَبَتْ أَنْ تَجِيءَ، لَعَنَتْهَا المَلاَئِكَةُ حَتَّى تُصْبِحَ»

(Ninka hadduu naagtiisa gogosha ugu yeero oo ay diiddo inay u timaado malaa’igta ayaa lacnad ku ridda ilaa subaxa ay ka gaarto)

Gaalada qofka hadduu fuulo naag kaste oo ay raalli ka tahay agtooda waa xoriyad, xataa ninka hadduu fuulo naag la qabo ama hooyadiisa ama walaashiisa ama eedadiisa ama habaryartiisa, waayo qaanuunka u degsan keliya wuxuu eegay ninka waxa uu rabo uu raalli ka yahay, xataa haddii hooyada ay wiilkeeda rabto inuu la raaxaysto gaalada lama yaabaan sinada qaraabada iyo maxaarimta aad bay ugu badan tahay bulshada gaalada iyo kuwa gaalada raacsan.

Tusaale ahaan qofka hadduu 1000 naag la saaxiibo agtooda waa caadi laakin hadduu labo naag guursado xataa haddii iyaga ay raalli ka yihiin guurkaas waxay oranayaan lama oggola xuquuqda haweenka ayaa meel looga dhacay, waa yaab labada naag laysla qabo iyagaaba raalli ka ah idinka sowma dhihin qofka xoriyad ayuu haystaa wuxuu rabo ayuu sameyn karaa??!

Marka waxaad ogaataa shayaadiinta inay u shaqeeyaan ibliis ayaa madax u ah dadkaas, tusaale ahaan cauurta ayay fuulaan markii qof muslin ah uu gabar yar guursado iyaga iyo munaafiqiinta afka ayay furtaan iyagoo ku leh caruurta ayaan difaacaynaa.

Marka waxaa loo baahan yahay caqli in la lahaado oo diinta lagu dhaqmo oo Alle la raalli galiyo.

Marka sheekada kusiga waa sheeko iyaga soo dejiyeen ninka iyo naagtiisa waxa dhexmaraya kufsi ma aha xalaal bay isu yihiin marka haddii ninka naagtiisa ay u diiddo sariirta diinta ayaaba xaaraan ka dhigtay hadday u diiddo dambi ayay ku dhacaysaa hadduu ku qasbo kufsi ma aha wax dambi ah kuma laha taas, diinta islaamka qaanuunkeeda ayaa sidaas ah.

Waso aragnay dad badan oo maanta wareejinaya dumar ay u badan yihiin sheekada kufsiga xaaska waana naagaha ku nool qurbaha oo raba inay guryaha dumiyaan oo ay islaamka la dagaallamaan.

Sheekh kaste oo sjeekadan taageeraya ogow inuu yahay gaalraac oo diinta ka ganacsada.

Ninka naagtiisa xalaal ayay u tahay, kaliya futada ama dabada ayaan  loo ogoleyn inuu ka fuulo taas xaq ayay u leedahay inay u diiddo laakin hore farjiga waa xaqiisa uma diidi karto. Marka sheekada fusashada naagta la qabo ama kufiga xaaska waa sheeko gaaleed ee sal kuma laha diinteena sharafta badan.

Faahfaahin dheeraad ah oo daliil wadata qoraalkan ka kahriso:  Ninka Inuu Xaaskiisa Kufsado Diinta Islaamka Maxay Ka Qabtaa

 

الزواج علاقة شرعية بين الزوجين، وقد بين الشرع حقوق وواجبات كل منهما.
وفي هذا الحديث يبين النبي صلى الله عليه وسلم حكم امتناع المرأة من فراش زوجها إذا دعاها، وهو كناية عن المعاشرة والجماع،

فإذا طلب الرجل من المرأة أن يجامعها، فامتنعت عن إجابته، فغضب عليها زوجها، وبات على تلك الحالة؛ كان عاقبة ذلك وخيمة على الزوجة،

حيث تلعنها الملائكة فتدعو عليها بالطرد من رحمة الله تعالى حتى الصباح؛ لأنها عصت زوجها ومنعته حقه الشرعي،

وفي بعض روايات البخاري: «لعنتها الملائكة حتى ترجع»، ومعنى ذلك: أن اللعنة تستمر عليها حتى تزول المعصية بطلوع الفجر والاستغناء عنها، أو بتوبتها ورجوعها إلى الفراش،

ويستثنى من ذلك ما لو كان لديها عذر شرعي من مرض ونحوه؛ فلا حرج عليها.
وفي الحديث: دليل على عظم حق الزوج على زوجته.
وفيه: النهي عن عصيان المرأة لزوجها.
وفيه: دليل على قبول دعاء الملائكة؛ لكونه صلى الله عليه وسلم خوف بذلك.

Exit mobile version