Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha:

Naag uur leh ma furi karaa walalaayaan diinta maxay ka qabtaa haddii gabar uur leh aan furo dalaaqa ma bici baa iisoo sheegaa mahadsanidiin.

Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa
Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Jawaabta:

Guud ahaan dalaaqa ama furiinka ma aha wax fiican ninka naagtiisa waa inuu haystaa intuu awoodo haddii lagama maarmaan ay noqoto wax dhib ma ma laha furitaanka.
naagta uurka leh furitaankeeda waa bannaan yahay wax khilaaf ah kama taagna.
Waxaan la oggoleyn naagta in la furo iyadoo ku sugan xaaladaha soo socda.
naag dhiig qabta furiinkeeda waa bidci inuu dhacayo iyo in kale waa laysku haystaa khilaaf ayaa ka taagan.
Naag umul ah iyadana in la furo waa dalaaq bidci ah oo aan la oggoleyn
xaaladda seddexaad naag daahir ah laakin oo galmo uu la sameeyay ninkeeda iyadana in la furo waa dalaaq bidci ah.
waxaa dalaaq sunni ah naagta marka ay daahir tahay oo ninkeedana aan galmo la sameynin dalaaqaas waa sunni.
midda kalena waa naagta uurka leh iyaduna dalaaqeeda ma aha bidci.
dad badan caamo ah waxay u malaynayaan in haweeney uur leh aan la furi karin.  xaaraan inay tahay arrintaas dad badan ayaa aaminsan.

marka diinta ma aha hawo iyo male diinta waxaa loo cuskaday Quraanka kariimka iyo sunnadas harfta leh.

إن المراد من الطلاق السني هو أن يقع ويتم على الصورة التي سنها رسول الله صلى الله عليه وسلم وهو المبين لأمته ما هو خير لها، والمبعد لها عما يضرها في دينها ودنياها معا وهذا بيان الطلاق الشرعي السني وهو أن يرى الزوج رؤية حقيقية وهي أن بقاء هذه الزوجة في عصمته يضر بها ضرراً لا يجوز بقاؤه عليها، لأنها أخته في الإسلام فلا يحل إلحاق الضرر بها بحال من الأحوال، لقول الله تعالى: {إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ إِخْوَةٌ فَأَصْلِحُوا بَيْنَ أَخَوَيْكُمْ} 1، وقول الرسول صلى الله عليه وسلم: “المسلم أخو المسلم لا يظلمه ولا يخذله ولا يحقره” 2.
كما أن يرى الزوج رؤية حقيقية وهي أن بقاءه مع هذه الزوجة أضر به ضرراً كبيراً وترتب عليه فساد كبير، وأنه لا خلاص له مما أضر به وأفسده في دينه ودنياه إلا طلاق هذه الزوجة مع أنه بذل جهداً في إصلاحها وهدايتها لما فيه خيرها وخير زوجها ولكن مع طول زمن الإصلاح والهداية ما حصل شيء من إصلاحها وهدايتها، هنا تعين عليه طلاقها لرفع الضرر عنه وعنها معا

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More