Naag ku riyootay ninkeeda oo labisan ay la sheekaysanayso
Su’aasha:
Asc, Naag waxay aragtay ninkeeda oo labistay oo leedahay , maanta waad labisatee maxaa? Asagana ku dhahaayo haa waan labistay , Naagta iyo ninkeeda waxay fadhiyeen labo jiradiin qurux badan wayna sheekeysanayeen , maxay tahay.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inay heli doonaan waa riyo fiican oo mustaqbalkooda tilmaamaysa, waxaa kaloo ay noqon kartaa ninka inuu naag labaad guursanayo, guud ahaan riyada waa riyo farxad tusinaysa.