Site icon Daruur درور

Naag hadaan la hadlo waan kacaa ma cudur baa

Naag hadaan la hadlo waan kacaa ma cudur baa

Su’aasha:

waxaan rabaa inaad igaga jawaabtaan waxaan ahay wiil aan gabdhaha la hadlin sawabtane waxa ay tahay farjiga ayaa ii kacaya hadii aan hadal isdhaafsano oo raaxo leh taasi maxey tahay iga jaahil bixiya.

Naag hadaan hadlo waan kacaa ma cudur baa
Naag hadaan hadlo waan kacaa ma cudur baa

Jawaabta:

Taas waxay noqonaysaa arrimaha nafsiga, sidoo kale dareenka xoogga leh ninka iyo waxyaabaha inay kugu cusub yihiin.

Xaaladdaas ma jiri doonto muddo kaddib.

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso inaad ku dhacdo naag.

Haddiii aad guur awood u leedahay oo duruufahaaga da’da iyo shaqada ay kuu saamaxayaan iska guurso waxaas way kaa harayaan.

Haddii xaalaaga sidaas uu sii ahaado waxaa laga yaabaa inaad wax xun ku hacdo.

 

That becomes psychological issues, as well as the strong feelings of the man and the things that are new to you.

That situation will not exist after a while.

You are required to refrain from falling for a woman.

If you are able to get married and your age and work allow you to get married, you will be left behind.

If your situation continues to be like this, you may be in a bad situation.

Exit mobile version