Site icon Daruur درور

Naag ayaan ku riyooday anoo u tagayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo u tagayo naag ajnabi iga ah oo aanan garanaynin aniga waxaan ahay nin doob ah markaan naagtii u galmooday hooyadayda ayaa i aragtay way qosleysay markaas ayaan aaday anigana isla naagtii ayaan u laabtay waxay ahayd naagta mid aad u qurux badan waan rabay u tago o hooyadayda iga tagto si aangta u aado.

Naag ayaan ku riyooday anoo u tagayo
Naag ayaan ku riyooday anoo u tagayo

Jawaabta:

Riyada galmada haddii aysan la soconin biyabax toos ah oo qofka isku junuubayo waxay yeelanaysaa macne la fasiri karo.

riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto gabar ka imaanayso xagga hooyadaada, waayo qofka hooyadiisa waxay matalaysaa gurigiisa marka maadaama ay ku faraxsanayd hooyo taas waa guurka ay ku farxayso. teeda kale naagtaas waxay noqonaysaa naag adiga aad jeclaan doonto

Exit mobile version