Musuqmaasuq siyaasadeed Corruption in Somali politics
Musuqmaasuq siyaasadeed Corruption in Somali politics
Corruption and tribalism in Somali politics
Qabyaalad iyo muquqmaasuq xagga siyaasadda soomaaliyeed
Dagaalka qabyaaladda ilaa iyo hadda wuu hari la’yahay waxaa la yaab badan cabdiwali gaas inuu sidaas u liido beelaha digil iyo mirifle, ninkan marka malgu tilmaami karaa inuu yahay aqoon yahay.
waxaa la garanayaa qofka la dhihi karo waa nin xilkas ah oo soomaalinimada ka dambeeya waa qofka ka fog qabyaaladda.
Gaas hadalkaas kasoo fulay ma yara, waxaa loo baahan yahay inay soomaalida waxgaradka ah ay dhaleeceeyaan.
maanta beesha ma jeerteen ma rabaan in la caayo, marka sidee bay uga raalli noqonayaan in la afl;agaadeeyo beelo somaali ah.
sida la og yahay daarood marka ay soo qaxeen waxay isku soo shubeen deegaanada ay degaan digil iyo mirifle, si fiican baa loogu soo dhoweeyay marka ay soo degeen, taariikhda dib haloo akhriyo.
si kasta ha ahaatee ninkan sida ka muuqata ma aha qof bisil