Site icon Daruur درور

Midabka wheatish sideen ku yeelan karaa

Su’aasha:

Asc walaal waxaan rabaa inaa ii sheegtid waxaan jeclahay midabka wheatish ka inaa yeesho waxaana ahay qof cad majiraa wax iga dhigi karo midabkaas ama wax la isticmaalo page yo badan aan fiiriyey waxay ii sheegayn in ay jiraan agabyo la isku madoobeeyo majirtaa ma run ba haday jirtana ii sheeg aan isticmaalee
Tan kale na qorax baa sidaa u fadhiyey 2 bilood waan is badali waayey kadib baan ogaaday in ay dhib ii keenayso waana iska daayey marka ila tali wll hadaa aqoon u leedahay

Midabka wheatish sideen ku yeelan karaa
Midabka wheatish sideen ku yeelan karaa

Jawaabta:

Walaal midabka jirka waa loo dhashaa, mana fiicna inaad midabkaaga baddasho waayo midabka Ilaahay (SW) ku siiyay waa inaad ku qanacdaa, teeda kale haddii aad adeegsato makeup loogu talaggalay midbaka in lagu baddalo waxaad ku cayaaraysaa maqaarkaaga, marka midabkaaga ku qanac, midda kale nin baa tahay ma tihid gabar maxaayeelay dumarka ayaa waxaas qiimeeya marka raga midankooda naca waa rag dhiman iska ilaali waxyaalahaas oo kale.

Teeda kale qorraxda haddii ay kaa badato cudur ayay kuu keeni kartaa midabkana si joogto ah uma baddali karto, marka feker ee iska jir waxyaalaha qaabka daran oo xataa dhaawacaya kalsoonidaada.

Exit mobile version