MD Farmaajo oo soo dhoweeyay wiilasha uu dhalay wariye Cawil Daahir Salaad

MD Farmaajo oo soo dhoweeyay wiilasha uu dhalay wariye Cawil Daahir Salaad

wiilasha cawil dahir salaad
wiilasha cawil dahir salaad

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo dhoweeyay carruurta uu ka tagay wariye Cawil Daahir Salaad.

Cawil oo ku dhintay qaraxa tiyaarka magaalada Muqdisho agtiisa ka dhacay, kaasoo ay soo qaadeen kooxdan al-shabaab.

cawil wuxuu u shaqeynayay talafiishanka caalamiga ee Uviversal TV , cawil waxaa la socday seddex qof oo ka mid ah shaqaalaha Universal iyaguna meesha ayay ku geeriyoodeen.

sawirada madaxweyne Farmaajo iyo carruurta Cawilka xilliga uu ku soo dhoweeynayay xarunta madaxtooyada.

Farmaajo oo sheegay in la garab istaagi doono wiilasha uu ka tagay Cawil

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More