Maxaa lagu fasiraa riyada imtaxaanka (exam)

Maxaa lagu fasiraa riyada imtaxaanka (exam)

Su’aasha:

asc wll waxa ii fasirtan waxn ku riyodey aniga iyo walashey anigo imtixan isku diyarineyna inan so galno kadib saacadiii ba naga dhacdey walashey kulaha dhaqso wan habsamne kadib sacadi wey naga dhacdey an gali laheyn exam kadib waxn laha waxn galaynaa kuwa galika danbe sacada arkayey waxay aheyd 5 tii galbnimo aadban u murugsana kadib waxn tagney glaskii macalinki utagney aniga walashey saxibadey jamacada ila dhigata kadib natijada lagu bixinaye waxyaheyd 50 macalinki wuxu nasiiyey 45 wuxuna nagu ydhi ardeydii danbe aya tihin kadib wn iskaga tagnay waxn lahaaa armu wax naga goosta xata ilen exam manan galine
Isla riyada mid u eeg waxn kle ku riyode aniga oo saddex maando ama subjet hore ugalay oon ka habsamey tii malinki ku xigay galilaaa.

Maxaa lagu fasiraa riyada imtaxaanka (exam)
Maxaa lagu fasiraa riyada imtaxaanka (exam)

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa inaad la kulmi doontaan imtaxaan xagga nolosha, fasirka waxaa laga qaadanayaa astaanta magaca imataxaanka, marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad dib isugu laabato wixii noloshaada kusaabsan sidoo kale ku dhaqanka diinta imtaxaanka waa wixii aad marasyo nolosha oo aad ku heli karto darajo xagga Alle.

 

Waxan Ku Riyooday Anigoo Sugayo Natiijada Imtixanka Dowlada

The dream indicates that you will face a test in life, the interpretation is taken from the symbol of the name of the exam, when you are required to return to what is related to your life also the practice of religion the test is what you pass through life and you can get a degree from Allah.

 

Riyada macalinka halkan ka daawo

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More