Site icon Daruur درور

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya

Su’aasha:

waxan ahay marwo la qabo maalmahan dambe waxan isku arkay xilga galmada aariyo badan iga soo baxdo oo sida dhuusada u yerto  siilka ayay kasoo baxdaa taas niyadjab ayay igu rideysaa yaxyax ayaan daremaa marka dhawaqaas bilowdo markii hore sidaas ma ahayn, waa marka fooraka aan samaynayso marka jiifka waa caadi ama markan ku faristo, laakin marka dugo ayan arkaa sidaas maxaa keno side loo dawiya mahadsanidin bahda daruur aad ban uga fa’ideystay webkiina.

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya
Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya

Jawaabta:

Dhuusada cambarka waxa loo yaqaano waa xaalad caafimaad oo dumarka qaar ay ka sheegtaan, waxaana u badan dumarka ilmaha dhalay, taasna waxaa loo aaneeyaa murqaha xubinta taranka dumarka oo daciifo, taas waxay keenaysaa aariyada inay ka buuxsanto xiliga ninka ku garaacayo geedkiisa duleelka cambarka neef ayaa gasho, neeftaas ayaa haddana si xoog leh usoo noqoto, markaas cod iyo dhawaaq ayaa kasoo guuxa sabiisha gabadha.

Waxaa la sheegaa in lagu daaweeyo adkeynta moxogga iyo xubnaha cambarka, gabadha waa inay jimicsi Kegel la dhaho inay samaysaa oo lagu adkeeyo lafaha moxogga iyo cajiraha, guud ahaan wax dhib ma laha ma aha cudur hor istaagi kara raaxada galmada.

Laakin raga qaar kama helaan dhawaaqa noocaas ah xiliga galmada xishood iyo yaxyax ayay dareemaan.

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

Dumarka qaar sababtay uga helaan raga inay ku kor fariistaan

أول ما استخرج الحقن طائر يطير على البحر فيحقن نفسه بمنقاره من ماء البحر فيسهل خروج ما أكل قال: إن أقدم إنسان واجتزم على أن يحقن بالماء الخالص فإنه ستمرض منه أسافل البدن قال: ويحقن بالماء والدهن في الحميات المجرفة ليكسر بذلك اللهيب والحرقة وترطب الأمعاء ولا يجب أن يلقي في هذه الحقنة تطرون وملح ولا الأشياء التي هي من هذا النحو فإن ذلك يضر بالعليل المحموم جدا. لي. يلقي في هذه الحقن لعلب البزر قطونا وماء الشعير ونحوه قال: واستعمل الحقنة على ما أقول ليكن العليل مستلقيا على قفاه ورأسه سافل ورجلاه فوق وعجزه مرتفع ويجلس الحاقن بحذائه وتقرب إليه الآلة ولتكن أظفاره مقصوصة لئلا يجرح المقعدة والحقنة لا تبلغ إلى الأمعاء الدقاق والمعدة إلا في الندوة قال: وأمسح السبابة من اليد اليسرى بالدهن وأمسح المقعدة بالدهن مسحا رويا ثم أدخل الأصبع فيها مرات كي تتسع الحلقة ثم أدخل المحقنة ولا تبالغ في إدخالها فإنك إن بالغت لم يدخل ما في المحقنة بأسره ولا تطرفها لئلا يسيل ذلك لكن اجعل الأمر متوسطا ثم انتصرها بكلتي يديك عصرا ناعما حتى يستنظف جميع ما فيها

Exit mobile version