Site icon Daruur درور

Markaan iska dhaafey sigada kaadida ayaa dhib igu ah

Su’aasha:

Aac Dr. Magaceygu wa saadaq Dr waxaan ku weydiinayaa waxaan ahaay qof ahaay qof daily u siigeysta illaa muddo marka dr waxan go.ansadey ina iska joojiyo waana ku dhaqaqey arintas hadda waxaa moogahay muudo asbuuc iyo badh marka waxa caqabad igu noqotey kaadida markey iqabato aan suuliga galo oo isku diyariyo ina kaadiyo we so daheysa kaadida waliba xoga ayan sugaa markey iga imaadana waxan xubinta ka dareemaa xanuun marka Dr xirir ka dhexeyo miyaa jiro.

Markaan iska dhaafey kaadida ayaa dhib igu ah
Markaan iska dhaafey kaadida ayaa dhib igu ah

Jawaabta:

Wcs walaal Saadaq ha u laabanin siigada, dhibaatooyin badan ayay leedahay marka kaadida soo daahidda ay kaa soo daahayso markaad musqusha fariisato waxaa laga yaabaa dareenka inuu sabab u yahay, qofka marka uu kacsado ma awoodo inuu kaadsho, waxaa kaloo dhici karta caabuq inuu ka jiro kaadi mareenka, taasna waxay ka dhalan kartaa qofka marka xubintiisa taranka meelo xun uu la aado ama si qaldan uu u siigaysto asoo adeegsanaya waxyaalo ibta u gali kara.

Niyaddaada ka saar siigada muddo kadib caadi ayaad noqonaysaa inshaa Allaah.

 

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

Exit mobile version