Marka keliya ay bidaarta wax tarayso
Waxaan joognaa waqti haddii wax yar lagaa arko sawir lagaa qaadanayo.
swirkan aad buu ugu faafay baraha bulshada
waa nin Sudanese ah oo ka qaybgalay bannaanbax lagaga soo horjeedo madaxweynaha Sudan Cumar Albashiir.
wuxuu sameeyay sheeko cusub bidaarta ayuu ka dhigtay dhalo ama derbi wax lagu dhejiyo calanka suudaan ayuu dhegsaday. sawirkan aad baa loo faafiyay dadkii oo ka dhigat majaajilo ama wax lala yaabo.
dadka qaarkii waxay soo qareen
Waa marka kaliya ee ay bidaartu waxtar leedahay.