Site icon Daruur درور

Mahathir Mohamad oo cashar kulul siiyay Donald Trump

Waa la wada og yahay marka uu Trump u noqday dalka maraykanka madaxweyne inuu u diiday dowlado muslin ah inay galaan dalkaas waxaa ka mid ah:

Iran iyo Syria iyo Soomaali iyo Suudaan iyo Yamen

waxaa la waayay qof jawaab fiican siiyo Trump dowladaha carabta wayba ku farxeen sida sacuudiga iyo imaaraadka.

mahathir mohamad iyo doland trump
mahathir mohamad iyo doland trump

laakin jawaab culus waxaa siiyay RW dalka Malaysia Mahathir Mohamad oo u diiday cayaartoy kasoo jeeda dalka Israel inay galaan Malaysia jawaabta uu bixiyay waa sidan:

“Haddii Trump uu awoodo 5 dowlo inuu ka reebo galitaanka dalkiisa maxaanan uga reebaynin inay yahuudda inay Malaysia soo galaal”

 

 

Mahaatiir Maxamed
Mahaatiir Maxamed

مهاتير محمد: إذا كان ترامب يستطيع منع مواطني 5 دول مسلمة دخول بلاده فلم لا أقوم أنا بمنع دخول الإسرائيليين إلى ماليزيا

Exit mobile version