Magaca Muxamed ayaa ugu badnaaday yurub wiilasha lagu dhalay
Ilmaha lagu dhalay sanadka 2018 magaalada Berlin ee dalka Germany waxay gaareen 22 kun iyo 177 cunug. magaca Muxamed ayaa kaalinta koowaad galay.
baaritaan waxaa lagu ogaaday 280 cunug in loo bixiyay magaca Muxamed.
magaca kaalinta labaad galay wuxuu ahaa magaca Lewis.
Jamaciyadda Gfds oo ah jamciyad shaqo ku leh afka Jarmalka ayaa arrintaas baaritaan ku sameysay.
