Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka Idriss Déby iyo Farmaajo tusaale ahaan
Madaxweyneyaasha Africa iyo carabta maxay sidan xukunka ugu jecel yihiin.
Waa su’aal u baahan in jawaab loo helo.
Madaxweynaha Chad Idriss Déby ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal dhex maray ciidanka xukuumadda Chad iyo ciidanka mucaaradka.
