Site icon Daruur درور

Maalmahaan su’aalba waa soo qori waayey maxay tahay

Su’aasha:

Maalmahaan su aalo badan aan rabay inaan kaa wareysto lkn marwalba wuxuu ilahaa su aalo laga jawaabinaa jiro sug waaba ku wareeray hada lee arkay marka nio fursad hala siiyo dadka su aalaha idiin soo weydiiyo.

Maalmahaan su'aalba waa soo qori waayey maxay tahay
Maalmahaan su’aalba waa soo qori waayey maxay tahay

Jawaabta:

Su’aalaha marka ay bataan oo ay iska soo daba dhacaan waxay u baahan yiihiin waqti badan in la siiyo sidaa awgeed ayaa loo xiraa ilaa dhammaan laga jawaabo, haddii aad sidaas la kulanto waa wax caadi ee ma aha cillad adiga kuu gaar ah.

 

Talooyin aad ku guuleysan karto imtixaanka shahaadiga

Exit mobile version